Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

News By sdwo

news

WAR-SAXAAFADEED: Shir Sannadeedka 4aad ee Qurbajoogga Somaliland iyo Abaalmarinta Qurbajoogga Maalgashaday Dalkooda Jamhuuriyadda Somaliland

Hay’adda Qurbajoogga Somaliland ee ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL waxa ay qabanaysaa  shir sannadeedka 4aad ee ...
nnnnnews

Daawo: Subxanalah – Ragga Somalida ee qurbaha oo intay Kenya tagaan hablo aad u da,yar soo guursada la soo noolada mudada gaaban ee ay fasaxa ku joogaan ka dibna markay soo noqdaan xidhiidhka u jara gabadhii uu guursaday iyo ilmahii ay u dhashayba, Waa wax laga xumaado ilaahayna ka abaal marindoona ragga waxaas ku kaca

 
musebixi4

Madaxweyne Biixi oo magacabay Maareyaha cusub ee Haamaha Shidaalka Berbera iyo Safiiro Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-179/082018, uu maanta ku magacaabay masuuliyiin cusub. Waxaanay ...
berberadab4

Jamal Cali Xuseen oo ka hadlay go,aanka xukumadu kula soo wareegtay Haamaha Shidaalka iyo Madaarka Hargeysa, waxaanu sheegay inay muhiimtahay tahay gacan ku haynta xukummada ee Haamaha Shidaalka

 
News

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa soo saaray go.aan lagu buriyay heshiisyadii lagu wareejiyay adeegyada: Haamaha Shidaalka (BOG), Adeegga Amniga Madaarada (SRM), iyo Adeega Baarkinka Madaarka Cigaal (EPASS).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-178/082018, uu maanta ku shaaciyey in xukuumaddu ...
Cabdi-Iley

Ciidanka Federalka Itoobiya oo gacanta ku soo dhigay madaxweynahii hore ee Ismaamulka Somalilda una dhaadhiciyey xabsi ku yaala Addis Ababa

Wararka aan ka helayno caasimada degaanka somaalida Itoobiya ee jigjiga ayaa sheegaya in saaka madaxweynahii hore ee degaanka ciidamada militarigu qabteen ...
breaking NNews

Ethiopia: Madaxweynahii ismaamulka Somalida oo xilkii laga qaaday iyo ciidamo aad u hubaysan oo gudaha u galay magaalada Jigjiga

Wararka ka imanaya xarunta maamulka dowlad deeganka Somaliland Itoobiya ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday madaxweynahii hore Cabdi Iley.  Wararku waxay ...
mbixigebly1

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley Iyo Deegaannada Ku Hareeraysan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley iyo magaalooyinka ...
Bridgebrma2

Madaxweyne Muuse Biixi oo Dhagax dhigay Biriij Muhiima Oo Isku Xidhi Doona Magaalada Boorama Iyo Jaamacadda Camuud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan Magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama oo uu safarkiisi u horeeyey ...
musebixi7

Madaxweynaha Somaliland oo kulan gaar ah la Yeeshay Ku-simaha Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Waddamada Somaliland iyo Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay ku-simahaSafiirka, ahna safiir-ku-xigeenka waddanka Maraykanka u qaabilsan dalalka ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...