Thursday, December 13th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

News By Khadar A Muse (Hargeisa Office)

SOLLA222

Ururka Qareennadda Somaliland Oo Canbaareeyay Xukun Maxkamadda G/Maroodijeex Ku Riday Nin Qareen ah

Hargaysa (SDWO.com): Xubno ka tirsan ururka qareenadda Somaliland ayaa canbaareeyay xukun ay maanta maxkamadda gobolka Maroodijeex ku riday qareen Asad Nuur ...
1

Wakiilka Somaliland Ee Ireland Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Dalkaasi

Ireland (SDWO.com): Wakiilka jamhuuriyadda Somaliland u jooga dalka Ireland danjire C/raxmaan Maxamed Aadan Dheri, ayaa kulan la yeeshay qaar ka mida ...
d3

“Waxaad moodaa in jaamacaduhu u tartamayan sida baayac-mushtari waxaa loo baahan yahay in ay tayo”… C/raxmaan Saylici

Hargaysa (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dhaliilay heerka tayadda tacliimeed ee jaamacadaha gaarka loo leeyahay ...
3

Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Ka Musaafurisay 3 Shaqaale Ajaanib ah

Hargeysa (SDWO.com): Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka mustaafurisay shaqaale Ajanabi ah oo la sheegay inay  hayeen shaqooyin ay qaban karaan muwaadiniinta ...
SS2d

Guddoomiyaha SOLJA Oo Dhaliily Wasiirka Warfaafinta

Hargaysa (SDWO.com): Ururka suxufiiyinta Somaliland ee SOLJA ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay waraaq u yeedhis ah oo ka soo baxday ...
11_n

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweynaha Tacliinta Sare Ee Somaliland

Hargeysa (SDWO.com): Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta furay shirwaynaha qaran ee tacliinta sare. Shirkaasoo ...
1

Dahabshiil Group Oo Carwadii 8aad Ee Ganacsiga Somaliland Ku Soo Bandhigtay Adeegyada Kala Duwan Ee Ay Bixiso

Hargaysa (SDWO.com): Shirkaddaha Dahabshiil Group ee Dahabshiil, Somtel, eDahab, Dahabshiil Bank, MicroDahab, Dahabshiil Motors iyo Hyundai ayaa Carwadii 8aad ee Ganacsiga ...
saylac

Guulihii Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ka Soo Hooyay Qadiyadda Aqoonsi Raadinta iyo Safarkiisii Yurub

Hargaysa (SDWO.com): Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Mudooyinkii u danbeeyay socdaal shaqo ku soo maray qaar ...
X

Hargaysa: Xukun Lagu Riday Qareen Lagu Eedeeyay Musuq Maasuq

Hargaysa (SDWO.com): Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa maanta xukun ku riday qareen la sheegay in uu galay musuq maasuq, kaasoo cid uu ...
S C C

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Berbera Kulan Kula Qaatay 50 Qof Oo Ku Guulaystay Imtixaan

Berbera (SDWO.com): Hay'adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa kulan hambalyo iyo sabootin ah magaaladda Berbera ugu qabatay 50-kii qof ee aqoonyahanka Hablaha ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...