Saturday, August 18th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

News – Wararkii u Danbeeyay

Heri

Mac-hadka Heritage Oo Daraasad Ku Faaqiday Gebi-dhaclaynta Siyaasadda Khaarejiga Dawladda Farmaajo

Muqdisho (SDWO): Mac-hadka cilmi-baarista siyaasadda ee Heritage ee ku yaala Muqdisho ayaa daraasad cusub ka soo saaray wax uu ku tilmaamay 'gebi-dhaclaynta' siyaasadda arrimaha dibedda ee ...

More News – Wararkii u Danbeeyay News

224

Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Guddoomiye Baashe Ku Eedeeyay In Uu Sharciyadda Golaha Baalmaray

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha guddi hoosaadka ilaalinta iyo daba-galka  hantida qaranka ayaa  ka jawaabay raaligelin uu guddoomiyaha golaha Wakiiladu shirkadda Dahabshiil ka ...
Maxamed Biixi Yoonis2222

“Somaliland waxay leenahay nidaam dimoqraadiya oo ay dadku ku doortaan madaxdooda wakhti dhaw waxaa la arki doono Somaliland oo xubin ka ah UN-ka”… Maxamed Biixi Yoonis

Pretoria  (SDWO):  “Somaliland waa dawlad madax banaanayd 27 sanadood oo aan weli la aqoonsan. Waxaanu macaamil ganacsi la leenahay dunida. Somaliland ...
SLDA LOGO

Shirkii 4-aad Ee Qurba Joogga Somaliland Oo La Shaaciyay iyo Abaalmarinta Shaqsiyaadka Maalgashaday Dalkoodda

Hargaysa (SDWO): Hay’adda Qurbajoogga Somaliland ee ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL waxa ay qabanaysaa  shir sannadeedka ...
Cali-M-X-Ibraahim-Cigaal

Wiil Uu Dhalay Madaxweynihii Geeriyooday Ee Somaliland Oo Ka Cabanaya Dhul Ay Ka Dhaxleen Awoowgood Oo Lagu Haysto

Berbera (SDWO): Cali Maxamed xaaji Ibraahim, oo ah wiilkii curad ee madaxweynihii geeriyooday ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa cabasho ...
ilhan

Mag-dhaw Loo Xukumay Gabadh Muslim ah Oo Faqooq Loo Gaystay Shaqo Ku Wayday

Stockholm (SDWO): Haweenay Muslim ah oo u dhalatay dalka Sweden ayaa ku guulaysatay mag-dhaw la xidhiidha in hore loogu diiday shaqo, ...
gppp

“Anagu kuma abtirsano Sheekh Isaxaaq waxa se naga dhexeeya dal taariikh iyo rejo aanu ka”… Cali Galaydh

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay in hawsha ugu weyn ee uu hadda tafo-xatay ka midho ...
80

Dadweynaha Degaanka Beer Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalkii Wasiirka Beeraha

Burco (SDWO): Bulshadda  ku nool degaanka loo yaqaano Beer oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa si cadho leh uga jawaabay hadal ...
SS xawar

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Si Dhakhso Ah Loo Soo Af-jarayo Jabhadda Uu Samaystay Kornayl Caare

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in sida ugu dhakhsaha badan loo soo af-jarayo  jabhadda dawladda Somaliland la dagaalamaysa ...
1-61-300x172

Dalalka Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka Oo Lacagta Ay Bixinayaan Ku Xidhay 3 Qodob In Xal Loo Hello

Hargeysa (SDWO): Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa la sheegay inay saddex qodob doonayaan in la xaliyo ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...