Monday, August 19th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

News – Wararkii u Danbeeyay

Sawirka Degmadda Ceel-afweyn

More News – Wararkii u Danbeeyay News

saylici

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, qoysaska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxeen Alle ha u naxariistee Marxuumiintii ku geeriyootay shalay Ceel-afweyn oo dhammaa Todoba ruux oo afar ay haween yihiin.

Iyadoo Ciidamada amnigu ay gacanta ku soo dhigeen qaar ka mida dablaydii geysatay fal-danbiyeedkaa foosha xun, laguna daba jiro intii kale, ...
nnnnnews

Daawo: Dalxiisayaasha gobolada kala duwan ee Somaliland oo buuxdhaafiyey xeebta batalaale ee magaalda Berbera iyagoo ku qaadanaya wakhtiga Ciida inay ku dabaashaan badda.

breaking-news

Dablay hubaysan oo degmada Ceel Afweyne ku rasaasaysay dad shacbiya halkaasi oo ay ku dhinteen 5 qof iyo 4 qof oo dhawacyo cusulisi soo gaadheen

 
adan siiro

Daawo Aadan Siiro oo salaadii ciida ka dib eedeemo badan u soo jeediyey Madaxweynaha kuna eedeyay Dhul boob iyo hanti boob

 
New News

Daawo: Wasiir ku xigeenka Gaadiidka oo daah furay dhismaha bunnadada Gooja Cade

 
News

Golaha Wakiilada oo ka digay cashuur aanay anasaxin oo xukuumadu shacbiga duldhigtay sida tilifoonada, biyaha iyo laydhka

 
kulanmuserayale3

Madaxweynahii hore Daahir Rayale Kaahin ayaa salaadii ciida la tukaday dadweynaha ku dhaqan boorama. waxaanu ka hadlay xaalada dalka isagoo ku tiliyey in arimaha beriga lagu dhameeyo wada hadalo

68486012_2320793391367834_5754701275455291392_o

Madaxweyne kuxigeen ka ahna ku simaha madaxweynaha Cabdiraxman Saylici oo Salaadii ciida kula tugaday bulshada mistijaamaca weyn ee Hargeysa

67779299_2319229778190862_3075110517086355456_o

Madaxweyne kuxigeenka Cabdiraxman Saylici oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Eng. Cabdilaahi Cabdisalaan Sheekh Cali Jawhar

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa  magaalo madaxda gobolka awdal ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...