Saturday, March 28th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wararka Keydka

bbcsomali

Ololahii (Petition) ka Qurbojooga Somaliland Saxeexayeen ee ka dhanka ahaa BBC Somali oo Xawli sare ku socda iyadoo 24kii Sacaadood ee u horeyay ay sexeexeen 2 kun oo qof oo kala jooga 47 wadan.

Sida aan ka wada war qabno Idaacada BBC du waxay had iyo jeer cadaysataa siina libinlaabtaa dagaalka xaga saxaafada ah ee ay ku hayso Jamhuuriyada Somaliland.  ...

More Wararka Keydka News

bbc

Qurbojooga Somaliland oo ka dhiidhiyey dagaalka xaga saxaafada ee BBCSomali ku hayso Somaliland bilaabayna Petition ka dhan ah oo loo gudbindoono qaybta maamusha guud ahaan afafka kala ee Idaacada bbc da ka baxa

Somalilandeye (London)- Qurbajooga reer Somaliland ee ku dhaqan daafaha dunida, gaar ahaan kuwa ku nool dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa bilaabay olole ...
eidbanner

SDWO Relief Project : Ka qaybqaado Barnaamijka Sanadlaha ah ee aanu ugu magac darnay ka farxi oo ciidsii caruur kuwaaga oo kale ah oo aan nasiibku u siinin inay farxad ku ciidaan

SDWO Relief Project waxaanu sanad walaba bisha barakaysan ee Ramadaan aanu fulinaa anagoo adeegsanayna sadaqooyinka aad sida tooska ah noogu soo hagaajisaan ...
iftaar

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami Nagala ...
Mosq Nigeria1

Masaajidka ugu weyn Afrika oo ay ku tukan karaan 120 kun oo qof ayaa dhismahiisu ka dhamaaday dalka Aljeeriya

Masaajidkan oo laga hirgeliyey dalka Aljeeriya waxa dhistay shirkad Chines ah oo ku dhamaystirtay mudo 7 sano ah.  Waxa ku baxay ...
napel18

4 women from 11 nationalities and background led by founder of Facebook Group Surviving Hijab attempted and successfully completed a trek to the Everest Base Camp in Nepal

14 women from 11 nationalities and background led by founder of Facebook Group Surviving Hijab attempted and successfully completed a trek ...
hassan1

Daawo: Quruxda Garoonkii Kubada Cagta ee Magalada Berbera ee Rooga Cagaaran la dhigay oo la dhamaystiray

Maamulka Dhigida Roogga dooga ah ayaa waxa gacanta ku hayey oo dhamaystiray Khabiirka xaga kubada cagta iyo garoonada casiraga ah Xasan ...
love7

Qaybtii 7aad: Xishoodka Hablaha iyo Xanuunka Jacaylka, Sheekadan waxaan daabacnay 2006dii oo dad kor u dhaafay 150 kun oo qof akhriyeen, markale si taxane ah halkan ugala soco

Hordhac:   Waxa Qoray:  Cabdiraxman Maxamed Guun Waa kee jacaylka dhabtii, yaa sheegi kara macnaha jacayl, maku halelay caashaqu mase aragtay ciduu heeryada ...
love7

Qaybtii 6aad: Xishoodka Hablaha iyo Xanuunka Jacaylka, Sheekadan waxaan daabacnay 2006dii oo dad kor u dhaafay 150 kun oo qof akhriyeen, markale si taxane ah halkan ugala soco

Hordhac:   Waxa Qoray:  Cabdiraxman Maxamed Guun Waa kee jacaylka dhabtii, yaa sheegi kara macnaha jacayl, maku halelay caashaqu mase aragtay ciduu heeryada ...
love7

Qaybtii 5aad: Xishoodka Hablaha iyo Xanuunka Jacaylka, Sheekadan waxaan daabacnay 2006dii oo dad kor u dhaafay 150 kun oo qof akhriyeen, markale si taxane ah halkan ugala soco

Hordhac:   Waxa Qoray:  Cabdiraxman Maxamed Guun Waa kee jacaylka dhabtii, yaa sheegi kara macnaha jacayl, maku halelay caashaqu mase aragtay ciduu heeryada ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...