Saturday, August 18th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Your Articles/Maqaalo

Hambalyo

HAMBALYO MEHER

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Fu’aad Maxamed Nuux Mooge, Axmed Cumar Diini, Cabdiraxmaan Axmed Cabdi, Cabdiraxmaan Axmed Yuusuf, Cabdiqani Axmed Xasan, Cabdirisaaq Ismaacil Qalinle (Itaqile), Mustafe ...

More Your Articles/Maqaalo News

rashid

Xisbiga waddani (cirro iyo ina buubba) – shacbiga ha u caddeeyaan halkay ku arkeen ama ku maqleen imaaraadku xukuumadihii muqdisho ayay berbera heshiis ku kala saxeexdeen. Qalinkii: Rasheed Cali Meigag Samater

“Arrimuhu waxay noogu dhammaadeen Isfahan cad oo aanu la lahayn xukuumaddii hore ee Somalia. Isfahankaasu kuwo cad bay ahaayeen waxana markaasi ...
download

Demanaani Waa Halis: Maanso cusub/Waxa Curiyay: Abwaan Nimcaan Aadan Ibraahim

Maansadan oo magaceeda la yidhaahdo Demanaani waa Halis oo uu hal-abuuray abwaanka da’da yare e Nimcaan Aadan Ibraahim, waxay ka hadlaysaa ...
maqaal

Habka Dhaleeceenta Ama Cambaaraynta Saxan W:Q/ Eng Mahbuub Hussein Ismail (MrBurao)

Waan idin salaamay dhamaantiinba akhristow meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka  iftiimiyo ...
articles

Mucaaradka, baarlamaanka, xukuumadda iyo shacabka somaliland – isku-duubni waa inay ku daafacaan jiritaankooda ay soo weerartay somalia. By – Rasheed Ali Meigag Samater

Waxa hubaal ah in muranka siyaasadeed ee dhexdeennu uu qayb libaax ka yahay gefka iyo gardarrooyinka ka soo kordhaya somalia, kuwaasoo ...
articles

Joojinta Adeega Zaad Waxay Noqon Doontaa Ka Dar oo Dibi Dhal – By Dr. Abdilaahi Cagaweyne

Sida aynu ogsoonahay sanadadii ugu danabayey dhaqaalaha somaliland waxa uu ahaa  mid aan wanaasanayn kaasi oo sababay qiimo dhac balaadhan oo ...
articles

Go,aannada Geesinimada leh ee Cali Khaliif Galaydh iyo Madaxda Khaatumo waa dhamaytirka Somliland loo wada dhanyahay – By Rashiid Ali Maigag Samater

Waxa hambalyo, dhiirri-gelin iyo bogaadinba mudan madaxda khaatumo ee uu hoggaaminayo Prof.Cali khaliif Galaydh oo dhowaan qaatay go’aan ku qotoma xil-kasnimo ...
27545111_1862581160451161_7877346975513013214_n

Madaxweyne: Imisa Jeer Ayey Madaxtooyadu Tusaale Noqotay?By: Cumar Maxamed Faarax

54kii maalmood ee ay jirtay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, xarunta Madaxtooyada Somaliland ayaa noqotay hay’adda lagu baalaleeyo [bilaabo] hawl kasta ...
download (2)

Xad-gudub Ka Dhawro Maanso

Maansadan oo magaceedda la yidhaado Xad-gudub ka dhawrso, waxaa curiyay abwaanka dhalinyaradda ah ee Nimcaan Aadan Ibraahim, oo ka mid ah ...
ssssssawwwwwwwwwwww

NABSI XAASID: Qiso Waaqic Dhaba Ka Hadlaysa

Qisadani waxa ay ka waramaysaa laba qof oo dadka isugu saaxiibsanaa, oo mid curyaan ahaa ka kalena indhoole ahaa. Curyaanku waxa ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...