Sunday, April 30th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2014

Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay daraasada dheer  ku samaysay  dhibaatada  ka dhalankarta  cabudhinta ...

More From July 2014

batalaale

Daawo: Kumanaan qof oo ka kala yimid gobolada dalka oo buuxi dhaafiye xeebta batalaale ee magalaada Berbera maalmahii ciida

Berbera 30/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Magaalada Berbera ayaa ah halka uGu horeysa ee dadka maskaxdooda ku soo dhacda marka ay rabaan ...
samfalciid10

SDWO Relief Foundation oo Ciidsiisay 19 Caruur Danyarta Xaafada Daami iyo 24 Reer Oo loo qaybiyey Raashinkii Fidriga

Hargeisa 28/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)     SDWO Relief Foundation ayaa xalay habeenkii ay iidu soo gelaysay gudoonsiisay 24 qoys oo ka mid ah ...
somlandtv

TV ga Qaranka oo awoodi waayey inuu si toos ah uu u soo daayo barnaamijka madadaalada heesaha Ciida

Hargeisa  28/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) TV ga qaranka ayaa ku fashilmay inuu soo daayo barnaamij toos(live) ah oo ahaaa madadaaalada Fanka iyo ...
saado1

Fanaanadii Saado Cali Warsame oo Koox hubaysini ku dishay magaalada Muqidhso + Sawiro

Mogadisho 23/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Alla ha u naxariistee Fanaanadii Saado Cali Warame oo intan danbe ahayd xilidhbaan ka tirsan baarlamanaka ...
boolis

Daawo Taliyaha Booliska oo ka hadlaya Dhalinyaro rabshado wadayaal ah iyo Tuug la qabqabtay iyo amaanka oo aad loo adkeeyay

Hargeisa 22/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Taliyaha Booliska oo faahfaahin ka bixiyey hawglada balaadhan ee ciidanka boolisku amaanka caasimada ku sugayo ka ...
jamcxusen

Musharaxa Xisbiga UCID iyo Waxgaradka Beesha Subeer Awal oo Kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa

Hargeisa 21/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Caawa guri ku yaala degmadda ...
10494859_10204379376707289_491620296013121472_n

Dowlada Hoose ee Hargeysa oo Dumisay Deeyrar ku yaalay xaafada Goljano oo ay wado tagta Daami ka soo bilaabaysa

Hargeisa 21/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Dowlada Hoose ee Hargeysa aya amaanta olole balaadhan ku qaaday xaafada Goljano oo ay deeyrar badan ...
IMG_7946

Daawo TV ga Canada oo badhtamahii sagaashanaadkii Warbixin ka diyaariyey Taliyaha Cusub ee hada loo magacaabay Booliska Somaliya Xasuuqii uu ka geystay Somaliland

Hargeisa 20/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  TV ga Canada oo warbixin dheer ka diyaariyey Taliyaha Cusub ee Somaliya General Maxamed Xasan Ismacil, ...
FAYSAL3

Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo dalka ku soo laabtay iyo qolka VIP da weyn oo markii u horeysay loo furay

Hargeisa 20/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Gudoomiyaha Xisibiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa dalka ku soo laabtay ka dib markii uu shir ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...