Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2014

afur11

SDWO Relief Foundation Iyo Afur wadareedkii aanu u samaynay dad ka mid ah dadka danyarta ah ee degan xaafada Daami ee Hargeysa

Hargeisa 18/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Qaybta samafalka ee Shebekedan wararka ee SDWO Relief Foundation oo afur iyo casho wadareed isku jirta u samaysay dad danyar ah ...

More From July 2014

DSC03115

Somaliland Mission UK: Madaxweyne Siilaanyo oo soo gaadhay London

London 16/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska Somaliland Mission UK ee magaalada London ayaa lagu sheegay ...
Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia, addresses the 68th United Nations General Assembly at U.N. headquarters in New York

Exclusive: U.N. monitors allege ‘conspiracy’ to divert Somali assets – A United Nations panel that monitors compliance with U.N. sanctions on Somalia has accused the country’s president, a former minister, and a U.S. law firm of conspiring to divert Somali assets recovered abroad

Reuters -    The Somalia and Eritrea Monitoring Group, an 8-person committee, disclosed the findings in a confidential report to the U.N. ...

Xisbiga UCID Oo Xukuumadda u Soo Jeediyay Tallooyin Ammaanka La Xidhiidhana

Hargeisa 16/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa xukuumada uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo u soo jeedisay inuu dib ...
kayse

Agaasimaha Cusub Ee Waaxda Miisaaniyadda Waasaradda Maaliyadda Oo Xilkii La Wareegay

Hargeisa 16/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Agaasimaha  cusub ee Waaxdda  Miisaaniyadda  Waasaradda Maaliyadda Somaliland Md.  Keyse Axmed Cismaan ayaa  xilkii  kala wareegay agaasimihii hore ...
masuuliyiinta beeraha

Wasiirka Beeraha Oo Soo Kormeeray Wejiga Labaad Ee Burburinta Haamaha Sunta Ayaxa Hargaysa

Hargeisa 16/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa bilawday wejigii  labaad ee hawl gal ay ku baabiinayso Sunta faaftay ee ...
10544390_10152533239376427_9151997545421731341_n

Sacaadadiin Mall – Shopping Centre kii ugu weynaa oo Somaliland laga furay

Hargeisa 13/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Bilicda magaalada Hargeysa oo maalinba maalinta ka danbaysa kor u sii kacaysa iyada oo muwaadiniinta Somaliland ...
silnyosafar3

Madaxweyne Siilaanyo oo dalka ka dhoofay iyo Muse Biixe oo kulan cafis iyo saamaxad ah ay xalay wadayeesheen

Hargeisa 13/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo oo tan iyo bilowgii ramadaan la hadal hayey ayaa manta ...
duulista8

Madaxweyne Siilaanyo oo xadhiga ka jaray dhisamaha cusub ee wasaarada Duulista iyo Hawada looga dhisay Garoonka diyaaradaha Hortiisa

Hargeisa 13/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) - Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta   xadhigga ka jaray dhisme laba dabaq ah ...
samaale

Wasiirka Maaliyada oo isku shaandhayn ku sameeyay agaasimayaasha waaxaha ee gobolada dalka

Hargeisa 10/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Wasiirka maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa soo saaray wareegto uu isku shaandhayn iyo isku bedel uu ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...