Tuesday, October 17th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2014

Mustafe

Mustafa Hassan oo si qoto dheer uga hadlay qandaraaskii lagu bixiyey tababarka ciidanka ilaalada goobhaa shidaalka isla markaasna gudoomiyaha qandaraasayada Somaliland ku eedeyay wax is dabamarin inuu kaga reebay Shirkadoodii R4

Mustafe Hassan oo ka tirsan Shirkada R4 ee maraykanka laga leeyahay ayaa hadal uu soo saaray kaga hadalay habkii iyo sidii ay uga qaybgaleen tartankii lagu ...

More From September 2014

khat

Channel 4 TV: Daawo Booliska dalka Ingiriiska oo hawgalbalaadhan oo ay ka filiyeen xaafad ku taala Waqooyi galbeedka magaalada London ku qabqabtay garaabada qaadka iyo dadkii ka ganacsanyey iyo cunayeyba

   
silnayoharuniv29

Madaxweyne Siilaanyo oo ka qaybgalay Arday ka qalinjebisay Jaamacada Hargeysa

Madaxweyne Siilaanyo ayaa saaka ka qaybgalay xaflada lagu maamuusayey qalinjebent ardayda Jaamacada Hargeysa.  Madaxweynaha ayaa waxa ku wehlinayey Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ...
gurti

Golaha Guurtida oo soo saaray Gomaadii ay ka gaadheen murankii dhul ee degaanaka Diiriye Guled ee duleedka Burco

Halkan hoose ka daawo qodobada ay soo saareen gudidii dhexdhexaadinta ee golaha guurtida ee  labadii beelood ee ku dagaalmay lahaanshaha degaanka Diiriye ...
Mo

Mo Farah’s brother is released early from prison and could be deported from Britain after his part in knife raid

The brother of Olympic gold medalist Mo Farah could be deported from Britain after being released early from prison. Ahmed Farah, 25, ...
specialforce

Madaxweyne Siilaanyo oo Soo saaray xeerka abuurida ciidanka Ilaalada goobaha shidaalka laga baadhayo ka dib markii shirkad qandaraas lagu siiyey, maxaad se ka ogtahay

Hargeisa 27/09/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Madaxweyne Siilaanyo aya maanta soo saaray xeerka uu ku sameeyay ciidanka gaarka ah ee ilaalindoona goobaha ...
mdslnyodiwangelin5

Mugdi ku gadaaman taarkiikhda dhabta ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo dhashay iyo laba ID card oo midiba taariikh gaar ah sheegayo

Hargeisa 26/09/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay qaatay kaadhka diiwangelinta, hase yeeshee dad badan ayaa wax iska weydiiyey taarikkhda ...
specialforce

Video: Shirkad Maraykan ah oo xaga securityga ku takhasustay oo sheegtay in somaliland si musuqmaasaq ah contract gii Ilaalianta Goobaha Shidaalka loo siiyey shaqsi gaar ah

Hargeisa 25/09/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Shirkada uGu weyn xaga security ga aduunka oo maraykan ah oo la yidhaah R4 ayaa sheegtay ...
socsa

Video: Waraysi Agaasimaha Haya,ada SOCSA Khadra Kaliil

boolis

Booliska oo hawlgal balaadhan oo ay ka fuliyeen xaafadaha Isha Borama iyo Siinay ku soo qabqabtay dhalinyaro badan

Hargeisa 25/09/2014  (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Ciidanka booliska oo aad u tiro badan watan baabuur badan ayaa xalay hawlgal balaadhan ka fuliyey ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...