Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

October 2014

Daawo Warbixintii Weriyahii HCTV ee soo duubay guuldaradii uu Xisbiga Kulmiye kala kulmay Gebiley oo la xidhay

Weriye Mukhtar Nuux Ibraahim oo shalay gebiley ka soo dirtay warbixin ku saabsan guuldaro balaadhan oo xisbiga kulmiye kala kulmay magaalaada Gebiley ka dib markii madax ...

More From October 2014

Hargeisa Football Academy oo maanta si rasmiya uga furmay Goroonka Casriga ah ee Dheereye Studiom

Xasan Waraabacade ayaa manta jimacahii si rasmiya uga furay Academy caruurta soo koraysa lagu tababaridoono ciyaarta kubada football ka.    oo Dhalinyaradan ...

Daawo Waraysi uu weriye Somaliweyn ahi uu la yeeshay Xoghayahii hore ee arimaha dibada ee xisbiga UCID Yusuf Budle

Waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya ayaa Yusuf Budli si cad uu iskaga difaacay su,aalo badan oo uu harqiyey weriyaha oo oo ...

Fadeexada dul hoganaysa Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo ay tahay inuu degdeg isku casilo maadam uu shir-jaraaid oo uu qabtay ka been sheegay in dhismaha Gaandhi Library lagu wareejiyey Maxkamada oo dhisme 4 dabaq ah loogu dhisayo

Gudomiyaha Maxkamada Sare Yusuf Ismacil Cali oo shirjaraaid qabtay oo uu ku difaacayey xidhitaanka la xidhay Gaandhi Public Library ayaa sheegay in ...

Daawo: Diiwaangelinta madaniga ah oo si fiican u socota iyo masuuliyiin booqasho ku soo maray goobahay ka socoto qaarkood

Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Cabdiwaxaad Cabdiqaadir Cabdiraxmaa, Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan iyo Gudoomiyaha Olympic ga Somaliland Xasan Waraabacacade ...

Breaking News: Amar uu biixeyey Madaxweyne Siilaanyo oo dib loogu furay Gaandhi Library oo todobaad ka hor xukuumadu albaabada u laabtay ka dib markii la iibiyey dhismaha

Madaxweyne Siilaanyo ayaa amar ku bixiyey in dib loo furo xarunta library ga Hargeysa oo albaabada loo laabay todobaad ka hor ...

Daawo: Sheekh reer Awdal ah oo la yidhaah Xasan Deheeye hase yeeshee isku bedelay siyaasi muujinaya nacabayka uu u qabo Somaliland isla markaasna aflagaadeeyay Prof Samatar

Sheekhan la yidhaah Xasan Deheeye ayaa u diga rogtay siyaasi somaliweyn ah oo mucaadarooyinkii u bedelay aflagaadeyn iyo wax ka sheegid ...

Sawiro: Madaarka Hargeysa oo si rasmi ah looga bilaabay baadhitaanka Cudurka EBOLA

Madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa ayaa maantas si rasmi ah looga bilaabay in dadka oo degaya laga baadho xumada xanuunka dilaaga ah ...

Waraysi: Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID ee Jamaal Cali Xuseen

Waraysi  gaar ah musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamal Cali Xuseen oo uu dhinacyo badan oo kaga hadlay.  

Sawiro: Madaxweyne Siilaanyo oo xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay wasaarada Xanaanada Xoolaha

  

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News