Tuesday, October 17th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

February 2015

20150214_095809

More From February 2015

20150214_103200

Kulan balaadhan oo lagu qabtay goobta uu ka socdo dhismaha Somaliland National Library iyo Wasiir Samaale oo $100 kun oo kale kaga dhawaaqay.

Kulan baaldhan oo ka dhacay xarunta uu ka socoda dhismaha maktabada qaranka Somaliland oo uu soo qabanqaabiyey gudoomiyaha Somaliland National Library ...
cukuse1

Khilaafkii Wasiirka Warfaafinta iyo Maareeyaha TV ga qaranka oo markale cirka isku shareeray

Khilaafkii huursanaa ee wasiirka warfaafinta Cabdilahai Cukuse iyo Maareeyaha TV ga qaranka Khadar Xasan ayaa markale maanta cirka isku shareeray.   Khilaafkan cusub ...

Maamulka SDWO.COM oo Raali Gelin ka bixiyey maqaal laga qoray shirkada Telesom

Hadii aanu nahay maamulka sare ee SDWO.COM and SomalilandNews.net waxaanu raalingelin buuxda ka bixinaynaa maqaal si qaldan uGu soo baxay halkan ...
nicholas

Daawo: Nicholas Kay – Somaliland government are very happy to have UNSOM staff working in Hargeisa”

This is Nicholas Kay's response when asked UNSOM expansion to Somaliland as part of federalisation, among others. Somaliland government are very happy ...
20150207_102218

Xaflad lagu dhagax dhigayey dhismaha Masjid ay hayada Al-Hudda ugu deeqday Somaliland National Library oo ku qabsoontay magaalada Hargeysa

Xaflad ay ka soo qaybgaleen Wasiirka waxbarashada Samsam, Mayerka Hargeysa Cabdiraxman Solteco, Madaxda Hayada Al-Hudda, Culumaaudiin,  Gudoomiyaha Somaliland National Library Axmed ...
calasow

Dahabshiil oo mar kale Kaga Guulaystay Daahir Calasow Maxkamad Holland ahoo Amar ku Bixisay inuu Degdeg u Fuliyo Magdhawga Lagu Waajibiyey

Maxkamadda racfaanka ee dalka Holland ee ku taalla Hertogenbosch, Netherlands,  ayaa u xukuntay Shirkadda Dahabshiil dacwad maxkamadeed oo ay shirkaddu kula ...

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...