Monday, October 23rd, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

April 2015

Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday Maareeyahii TV ga qaranka mid cusubna magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3252/042015 uu ku magacaabay Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka, isaga oo maareeyihii horena ...

More From April 2015

oil2

Xukuumada oo ku guuldaraysatay abuurida ciidmada gaarka ah ee shidaalka iyo shirkada Sterling Energy oo shaacisay inay hakisay hawlahii shidaal baadhida

Shirkada shidaalka ee Sterling Energy ayaa shaaca ka qaaday inay gebi ahaanba hakisay hawlahii ay ka bilaabi lahayd Somaliland ee shidaal ...
barkhad2

Royal TV: Barnaamijka Aragtida Siyaasiga Oo uu marti kuyahay aqoonyahan Barkhad Jamac Xirsi

 
shil2

Shil baabuur oo ka dhacay duleedka Haleeya ee jidka u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa ayaa waxa ku dhintay darawalkii waday iyo nin cadaan ah

Shilkan aadka u foosha xumaa oo manta ka dhacay duleedka Haleeya ee wadada isku xidha Hargeysa iyo Berbera ayaa waxa sababay ...
saylici11

Sawiro: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici oo dalka ku soo laabtay iyo soo dhoweyn balaadhan oo ay xukuumadu kala hortagtay

 
fifi

Daawo: TV ga Jarmalka oo warbixin quruxbadan ka diyaariyey Somaliland gaar ahaan xarunta qurxinta Dumarka ee Fifi Beauty Saloon

   
salebancar

Daawo: Saleebaan gaal oo shirkii golaha guurtida ee maanta shir gudoominayey iyo isagoo ku celceliyey in mudo kordhin loos amayndoono xukuumada Kulmiye

Gudoomiyaha golaha guurtida Saleeban Gaal ayaa shalay dalka dib uGu soo laabtay isagoo isla saakaba shir gudoomiyey kulankii golaha guurtida ee ...
silnyousa

Maraykanka oo Madaxweyne Siilaanyo u soo diray warqad iskugu jirta Digniin, eedeyn iyo Hanjabaad oo ku saabsan mudo kordhinta la hadal hayo

Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland iyo dawladda Maraykanka ayaa is dhaafsaday laba waraaqood oo luuqad adag ku qoran, kuwaas oo ku salaysnaa xaaladda siyaasadeed ...
saleebaan

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo dalka ka maqnaa ayaa dib u soo laabtay si uu u gudagalo mudo kordhinta loo samaynayo xukuumada

Gudoomiyaha Golaha guurtida Saleebaan Gaal ayaa manta dalka dib uGu soo laabtay isagoo hawlo caafimaad uGu maqnaa dalka UK.   Gudoomiyaha ayaa ...
sflag

Daawo Hees Cusub oo loogu talogalay xuska 18ka May – Aqoonsiga aynu Dhowrno

The lyrics are written by Abdulqadir Abdilahi Qorone. The composer of the music is Mustafa Qays. and the producer Qaasim Mohamed ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...