Tuesday, October 27th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

April 2015

More From April 2015

Awoowyadeen ayaa 1820kii u diidey great brittany iney berbera port ka ibiyaan maanta 2015 ayeynu carab ka iibinaa waa ma dhacdo!!!!

Waqtigii ugu horeeyey ee boqortooyadii Ingririisku la soo xidhiidhay dalka Somalilnd waxa ay ahayd 1820kii. Nin la odhan jirey MAJAR F.M.HUNTER oo ...

Dakhligu ismuu dhimin, wasaarradahana waxaanu ka jarnay kharashaad aan muhiim ahayn”,, wasiirka Maaliyadda

Wasiirka maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay  in dakhliga dawladu uu kor u kacay, isla markaana lacago loo isticmaali jiray ...

Salaadinta Iyo Waxgaradka Beelaha Buuhoodle Iyo Qurilugud Oo Shir Ay Isugu Yimaadeen Kasoo Saaray Qodobbo Nabadeyn Ah

Burco(SDWO.com):  Odayaal iyo waxgarad ka kala socda deegaannada Burco iyo Buuhoodle ayaa shir uga furmay deegaanka Aadan-waal oo ka tirsan gobolka ...

Video: Daawo Sidii uu madaxwayne Siilaanyo shacabka ugula qaybqaatay salaadii Roobdoonta.

 

Sawiro: Madaxweyne Siilaanyo oo maanta shacabka kala qaygalay salaadii Roobdoonta

 

Warsaxaafadeed lagu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu dadka amray inay salaad roobdoon ah tukadaan, In la yidhaah wuxuu u sheegay ayaa ku haboonayde

Warsaxaafadeedka Roobdoonta    Taariikh: Jimce 24/4/2015 Sida aynu la socono Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo Waxa uu Amray in Dadweynaha ...

Daawo: Raysawasaaraha Ingiriiska oo booqday dhakhtar ku yaala London oo uu ku xanaaqay dhakhtarkii oo uu ku qayliyey dibadana uga bax ku yidhi.

Tani waxay ku tusaysaa sida umadaha kale horumarka uga gaadheen is dhegaysiga iyo is qadarinta.   Waxayna muujinaysaa in nin waliba halka ...

Daawo: VOA oo Waraysi la yeelatay Maareeyaha Shirkada Dahabshiil – Cabdrishiid

Cabdirashiid Maxamed Siciid Dahabshiil ayaa socdaal ku jooga dalka USA isagoo kulamo la leh waxaaha maamulka lacagaha iyo bangiyada.  

Was al-Shabaab too DANGEROUS for Jihadi John? Briton planned to join Somali terror group before switching to ISIS after his friends were killed

Mohammed Emwazi, the British jihadi now known as Jihadi John, planned to join a different terror group in Somalia years before ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News