Monday, August 21st, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

May 2015

berberasilanyo5

Sawiro: Madaxweyne Siilaanyo oo galabta gaadhay magaalada Berbera

Madxweyne Siilaanyo ayaa galabta gaadhay magaalada Berbera oo uu caawa u hoyandoono si uu mashaariic la dhamastiray iyo kuwa uu dhagaxdhigayaba uu uga fuliyo magaalada Berbera. ...

More From May 2015

xasturki

Somalia: Xasan Turki oo ka tirsanaa hogaanka sare ee Alshabaab oo geeriyooday

Telefisanka CNN ee dalka maraykanka ayaa sheegay inuu geeriyooday Arbacadii Xasan Turki oo ka tirsanaa xubnaha sare ee ururka xagjirka ah ee ...
siiro2

Hogaanka sare ee Xisbiga Waddani oo Sheekh Adam Siro ku booqday Gurigiisa

Xubno isugu jira madaxda, maamulka, iyo masuuliyiinta sare ee xisbiga waddani oo uu hogaaminayo gudoomiyaha ururka ayaa waxay barqadii saaka salaadii ...
Shirkadda-African-Express-Airways

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo oo xadhiga ka jaray dhamaystirka dheereynta run way ga Madaarka Hargeysa

Madaxweynaha ayaa manta xadhiga ka jaray afar mashruuc oo laga fuliyey oo la dhamaystiray madaarka cigaal international airport,  sida runwaygii diyaaradaha ...
saleebaan

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ku gacansaydhay heshiiska mucaaridka iyo xukuumadu ka gaadheen murankii mudo kordhinta xukuumada

Saleebaan Gaal ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay heshiiskii xukuumada iyo mucaaridku ay ku heshiiyeen ee ay ku kala saxeexdeen in ...

Shirkii wadahadlada xukuumada iyo xisbiyada oo natiijo la,aan ku soo dhamaaday caawa

Shirkii wadahadlada xukuumada iyo xisbiyada oo ku qabsoomay guriga madaxweyne ku xigeenka ayaa markii sedexaad manta ku dhamaaday natiijo la,aan, shirkan ...
silnyousa

Saxaafada oo heshay nuqul ka mid ah warqadii Dowlada Maraykanku u soo qortay Siilaanyo ee ay kaga soo horjeedeen mudo kordhinta dheer

Dowlada maraykanka ayaa warqadan sida gaarka ah uu maraykanu uGu soo diray madaxweyne Siilaanyo ayuu ku cadeeyay sida aanay marnaba u ...
saylici

Daawo: Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo shalay ku soo dabaashay Badda Berbera

   

Shirkii Wadahadalada Xukuumada iyo Mucaaridka oo ay xukuumadu dib ugu riixday ilaa iyo beri Salaasada

Kulankii sedexaad ee loo balansaan inay fooda is daraan xubnaha kala metelaya xukuumada iyo sedexda xisbi qaran maanta oo isniin ah ...
saylici14

Daawo: Madaxweyne ku xigeenka iyo Shirkii Wadahadalada xukuumada iyo xisbiyada oo la isku mariwaayey iyo iyadoo dib loo balamay isniinta

Wararka ku dhowdhow shirka ayaa sheegaya in labada dhinacba ay mawqifkoogii hore ka soo degiwaayeen, iyadoo xukuumadu ku dhegantahay in mudada ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...