Tuesday, June 2nd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

May 2015

IMG_2061

Xaflada 18 may ee Qatar oo orodyahanka Mo Farax kala qaybqaatay Jaaliyada Somaliland ee Doha

Waxa 15/05/2015 magalada doha ka dhacay ciyaraha loo yaqaan Olympics doha, halka oo u ka soo qayb galay orodyahanka caanka ah ee Mohamed farah, halkaasi oo ...

More From May 2015

sflag

U diyaar garowga xuska 18ka May oo aan dalka sidii hore looga dareemayn iyo madbacada qaranka oo sheegtay inay daabacayso istiikaro

Ku dhawaaqida madbacada qaranku ku dhawaaqday inay daabacayo istiikaro loogu dabaaldegayo 18ka May yaaa tusaale cad u ah inaan dadka shacbigu ...
tahrib

Somaliland: Risking torture for a better life abroad – Young people with poor economic prospects are making treacherous journeys through North Africa to reach Europe

Aljazeera-  Hargeisa, Somaliland - Outside his two bedroom house made of tin in the heart of Hargeisa, capital of the breakaway Somaliland ...
saylici

Daawo: Madaxweyne ku xigeenka Saylici oo ku dhawaaqay shir wada tashi xukuumada iyo xisbiyada ah, meeshana ka saaray inaan gorgortan laga gelynin mudo kordhinta

Dadka siyaasada odorosa ayaa ku  tilmaamay shirka wada tashiga ah ee uu ku dhawaaqay saylici inuu yahay midaan midho badan laga ...

Daawo: Wasiirka Arimaha dibada oo sheegay inaanay beesha caalamku xukumin oo aan mudo kordhinta laga noqonaynin

Somaliland ayaa laga cabsi qabaa inay gasho marxalad ay kaga fogaanayso beesha caalamka intii yarayd ee teegirjirtay ka dib markii Somaliland ...
Siilaanyo22

Madaxweyne Siilaanyo iyo Safiirka Midowga Yurub oo kulan xasaasi ah fooda isdaray oo is fahamwaa ku dhamaaday

Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub danjire  Michael Cervone oo hawlo shaqo ...
amin arts

Farshaxanka Amiin Arts oo Sawir ku muujiyey xaalada siyaasada ee Somaliland

 
20150509_134435

Tartan ciyaareed lagu maamusayay maalinta 18ka May ayaa lagu qabtay magaalada Oslo Norway

Tartankan oo ahaa mid si wanaagsan looga soo shaqeeyay, kharashka kubaxayayna ay gabi ahaanba bixisay shirkada Dahabshiil.    Waxaa koobkan 18 Mai ...

Daawo: Gudoomiyaha Wadani oo ka hadlay mudo kordhinta xukuumada loo sameeyay iyo xafiiskoodii oo ciidanku la wareegay

   

Daawo: Magaalada Burco oo uu gilgilay mudahaarad balaadhan oo lagaga soo horjeedo golaha guurtida oo 2 sano u kordhiyey xukuumada

 

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...