Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

June 2015

baashe

Madaxweyne Siilaanyo oo wiilkuu sodoga u ahaa u magacaabay safiirka Somaliland ee dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3383/062015, ku magacaabay laba danjire oo cusub, Somaliland u fadhiyi doona Dalalka ...

More From June 2015

FAYSAL3

Daawo: Faysal Cali waraabe oo shir jaraaid kaga jawaabay shirkii Jaraaid ee xukuumada iyo Kulmiye wadajirka u qabteen maanta

Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga UCID oo shir jaraaid ku qabtay xafiikiisa ayaa kaga jawaabay shrikii jaraaid ee ay manta sida ...

Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha oo si kulul ugu hanjabay Mucaaridka sheegayna in la tusidoono dowladnimadu waxay tahay

Wasiir warancade ayaa wuxuu yidhi. Balana waxaan ugu qaaday ninka ka horyimaada qaranimada iyo dowladnimadu inaanu barno qaranimadu waxay tahay oo ...
saylici

Daawo: Madaxweyne ku xigeenka oo shir jaraaid oo uu kaga hadlay dooroshooyinka ku qabtay madaxtooyada xili dalka ay soo gaadheen wefti ka socda midowga Yurub

Madaxweyne ku xigeenka Saylici ayaa shirka jaraaid waxa ku wehelinayey oo hareeraha ka taagnaa gudidii wadahadlada xisbiyada uga qaybqaatay xisbiga Kulmiye ...
Maxkamaddasare

Daawo: Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Madaxweyne Siilaanyo ku dhaariyey qasriga madaxtooyada

Madaxweyne Siilaanyo oo qasriga madaxtooyada ku dhaariyey gudoomiyaha cusub ee maxkamada sare Garyqaan Aaadan Xaaji Cali Axmed.  Waxaana goob joog ka ...
berberamayr1

Madaxweyne ku xigeenka oo shaahado sharaf gudoonsiiyey Maayerka Magaalada Berbera

Gudida wasiirada ee ku hawlan maamul daadajinta oo uu hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ayaa sidii caadada u hayd ku ...
baanka4

Madaxweyne Siilaanyo oo qaabiley wefti ka socda baanka aduunka

Madaxweyne Siilaanyo oo wefti ka socda baanka aduunka qaybtiisa ganacsiga ku qaabiley qasriga madaxtooyada,  madaxweynaha waxa ku wehelinayey kulankan  Madaxweyne ku ...
sadaqo1

SDWO Relief Foundation: Deeq raashin oo aan gaadhsiinay bisha barkaysan ee ramadaan dad danyar ah oo ku nool xaafada Daami

Hay,ada Samafalka ee SDWO Relief Foundation ayaa sidii caadada u ahayd manta raashin gaadhsiisay dad ka mid ah ah danyarta ku ...
xus26jun7

Sawiro: Xarunta Madaxtooyada Somaliland oo saaka lagu qabtay xuska 26ka June

     
star tv

Daawo: Sedexda Gudoomiye ee xisbiyada qaranka oo dood fooda is daray

 

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...