Monday, August 21st, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2015

hctv

HCTV: Daawo Dood kulul oo dhexmartay Mucaaridka, Mucaafidka iyo Guurtid ee mudo kordhinta xukuumada

Daawo dood kulul oo dhexmartay xubno kala metelay xisbiyada mucaaridka,  xukuumada iyo golaha guurtida  ee kala duwanaanshaha fikradaha ku kala jiheysan mudo kordhinta loo sameeyey xukuumada ...

More From July 2015

water

Biyo La,aan balaadhan oo soo foodsaartay shacabka magaalada Hargeysa, iskadhigo tirka xukuumada iyo taageerodoonka madaxweynahu ku marayo gobolada bariga

Magaalada Hargeysa oo markii horeba aan biyo ku filan heli jiran ayaa 3dii bilood ee u danbeeyay maalinba maalinta ka danbaysa ...
qabo

KalsanTV: Waraysi lataliyaha Madaxweynaha Somaliland Mr Qabo iyo weriye Cabdilaahi Maxamed Cali

Lataliyaha Madaxweynaha ee arimaha dooroshooyinka iyo xisbiyada Maxamed Ibraahim - Qabo  oo waraysi dhinacyo badan taabanaya uu la yeeshay weriya Cabdilaahi ...
amal

UK: Gabar 21 Jir Somaliyad ah oo ninkeedii ku dilay magaalada Bristol

Alla ha u naxariistee Amal  Abdi waxay ahayd 21 jir leh uur 4 bilood ah, waxaana mindi ku dilay ninkeeda oo ...
Channel 4 News

UK: Daawo Channel 4 News – Migrating for a better life – from the UK back to Somaliland

Tv ga caanka ah ee Channel 4 ayaa xalay warkiisii xiliga aadka loo daawado ee 7dii fiidnimo ku soo qaatay Warbixin ...
silaanyo shjrid

Madaxweyne Siilaanyo oo shir jaraaid maanta markii ugu horeysay kaga hadlay xaalada dalka iyo muranka dooroshooyinka

Madaxweyne Siilaanyo oo in mudo ahba is weydiinayey sababta uu uga hadliwaayey muranka mudo korhdinta iyo xaalada siyaasadeed ee uu dalku ...
somlandbritain6

Video & Pictures: Somaliland iyo Ingiriiska ka oo kala Saxeexday Heshiis Caalamiya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada ingiriiska u qaabilsan xidhiidhka ...
mudhr1

Sawiro: Go,aankii Maxkamada Sare, Banaanbaxii Socdka mucaaridka iyo Awood muujintii Xukuumada

Waxa la iskugu tegay saaka hall ka maxakmaada sare oo laga sugayey natiijadii dacawadii ay shalay labada xisbi qaran sida wadajirka ...
ceelshkh

Sawiro: Booqashadaydii Dhismaha Jidka Dowga Cad ee Waqooyiga Hargeysa iyo Horumarka weyn ee laga gaadhay

Markaad booqato ayaanu baad qiimeyn karta hawsha iyo culayska ay leedahay dhisida jidka dawga cad ee waqooyiga Hargeysa oo insha allah ...

Labada xisbi mucaarid ee UCID iyo Wadani oo si wada jir ah warqad cabasho ah ugu qoray maxkamada sare

Xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo Wadani ayaa manta si wadajir ah warqad uGu qoray maxkamada sare ee dalka, ka dib ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...