Tuesday, June 27th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2015

silnyodubai

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Imaaraadka Carabta Oo La Kulmay Madaxweynaha Somaliland kuna maamuusay qado sharaf

Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Madaxtooyadda ee dawladda Imaaraadka Carabta, Sheekh Mansour bin Zayed Al Nahyan, ayaa maanta qasriga madaxtooyadda ee wadankaasi ee Magaaladda Abu-dhabi ...

More From September 2015

sheekhmustafe

Dhegayso Muxaadaro aad u qiimo badan – Waa Kuma Aqoonyahanku – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Arimaha Dibada oo sababay in laga reebo weftigii Madaxweynaha

Tan iyo intii gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo Madaxweyne Siilanyo isla garteen la qabto shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ...
nimcodegan

Daawo: Fanaanada Nimco Degan oo si ku kulul ugu jawaabtay Fanaanada Nakruuma oo duubtay fiidyow baroordiiq xadhiga fanaaninta xidigaha geeska.

   
calanka-xisbiga-kulmiye

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Muusooday Hummaag Uu Wasiir Waran-cadde Ka Marag Furay burburkii UDUB Oo Lagu Hoga-tusaaleeyey KULMIYE Iyo Halka Geedigiisa Lagu Furayo

Hargeysa (Hubaal)- in ka badan afartan xubnood oo kasoo jeeda waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha Sacad Muuse ayaa Madaxweynaha Somaliland uga mahad ...
flydubia

Sawiro: Madaxweyne Siilaanyo iyo wefit uu hogaaminayo oo maanta dalka ka dhoofay iyagoo ku sii jeeda dalka Ireland

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo saaka subaxnimadii hore safar shaqo ugu baxay Dalka Ireland isagoo sii maridoona Dubai. Madaxweynaha ...

Odayaal uu soo abaabulay wasiirka arimaha dibada oo kulan jujuub ah la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo

Odayaal ka soo jeeda Beesha Nuux Ismaaciil ee sacad muuse ee uu ka soo jeedo Wasiirka arimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis oo ...
berbera

Daawo Berbera: Foodhidii iyo Buuqii lagaga hortegay Masuuliyiintii xukuumada ee dadkii salaada ciida tukanayey rabay inay u qudbadeeyaan

Wasiir ku xigeenada wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo  wershadaha Cali gadhdheere iyo Cali dhegoole ayaa isku deyey intii aan salaada ciida la tukanka ...
hassan2

Gudoomiyaha Olympica ga Somaliland Xasan Waraabacade oo si rasmi ah Isku casiley

Hadalhayanta ilaa shalay laga hadal hayey magaaalada Hargeysa inuu is casilayo Gudoomiyahii Ciyaaraha Olympic ga Somaliland Xasan Waraabacade ayaa shaaca ka ...
mbixi2

Gudoomiyah Xisbiga Kulmiye oo ku dhawaaqay shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye

Gudoomyiyaha  xisbig talada haye ee Kulmiye Muuxe Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay xiliga uu qabsoomayo shirkii golaha dhexe ee xisbiga.    Muuse ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...