Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2015

Gudoomiyaha-Muuse-Biixi-Kulmiye-23

Madaxweyne Siilaanyo oo la sheegayo inuu la kulmay xubnaha beeshiisa kaga jira xukuumada

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in madaxweyne siilaanyo uu kulan kula yeeshay madaxtooyada wasiirada ugu tunka weyn xukuumadiisa ee ka soo jeeda beeshiisa.   Wararka ayaa sheegaya ...

More From September 2015

water

Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi Horimarineed u sameeyey wakaalada Biyaha Hargeysa – Board of Directors

Gudidan cusub ee u madaxeynahu u magaacabay wakaalada biyaha ee Hargeysa ayaa noqonaysa gudi ka shaqaysa oo la xisaabtanta wakaalada biyaha ...
kalsan

Kalsan TV: Barnaamijka Kaalinta Dadweynaha iyo filicida nacaybka muslimka oo kor u si kacaysa UK

Waxaana kor u sii kacay falal denbiyeedka lagula kacayo suuqyada magalada London dumarka xijaaban iyo ragga muslimka ahba  oo dhaawaca iyo ...
abw-adam

Daawo: London iyo Habeenkii Abwaan Adan Habybe iyo Suugaan maad ah

 
madaar3

Waa Maxay Dullucda Socdaalka Wasiirka Duulista Ee Magaaladda Laascaanood

Laascaanood (SDWO.com): Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa dawladda hoose ee Laascaanood ku wareejiyay Gaadhi ...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Faray Garsoorayaasha in ay Dacwadaha Dedejiyaan

Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ugu baaqay garsoorayaasha maxkamadaha dalka inay dedejiyaan ...
cabdi

Prof. Cabdi Cali Oo Salluugay Qorshaha Lagu Buun-buuniyo Tobanka Arday Ee Ugu Sareeya Dugsiyadda Sare

Hargeysa (SDWO.com):  Guddoomiyaha Komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka Prof. Cabdi Cali Jaamac, ayaa  dhaliilay hanaanka lagu shaaciyo tobanka arday ee ugu sareeya imtixaanka ...
suldan sabayse

Xukuumada oo adeegsanaysa ciidamada RRU ayaa weerar ku qaaday guriga salaadiinta Subeer Awal oo ay ka soo qabteen Suldaan Mowliid Cali Sabayse

Hargeysa September-17-2015-Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Suldaan Mawliid Cali Sabayse oo kamida Madaxdhaqameedka Bulshada ku dhaqan Galbeedka iyo Waqooyiga Gobolka ...
turkey flag

Fadeexad Dublimaasiyadeed oo maanta ka dhalatay dowlada Hoose oo albabadii kala baxday Qusuliyada Turkigu ku leeyahay Hargeysa

Baabuur xaajiyad aad u qaab daran oo ah kuwa ay dowlada hoose ku hawlgasho ee guryaha cashuurta bixinwaaya albabada lagaga goosto ...
denmark

Ergayga u qaablisan dalka Denmark mucaawooyinka ay siiyaan Somaliland iyo Somalia ayaa Madaxweyne Siilaanyo hortiisa kaga digtay inay dooroshooyinku mardanbe dib aanay u dhicin

Hargeysa(Geeska)-Ergayga dawladda Denmark u qaabilsan isu duwida mucaawinooyinka la siiyo Somaliland iyo Somaliya Ms. Kira Smith Sindbjerg, ayaa ka digtay dhaawaca ay ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...