Tuesday, June 27th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

October 2015

saylici

More From October 2015

Daawo: Muj Muuse Biixi – Gudoomiyaha Xisibiga Kulmiye oo iclaamiyey in shirka u diyaar garowgiisii soo dhamaaday oo uu xiligiisii qabsoomidoono

Waxa uu gudoomiyahu sheegay in kaadhadhkii aqoonsiga xubnaha intooda badani qaadatay oo ah in ka badan 327 xubnood waxa qudha oo ...
slnlogo

Press Release – Wasaarada Arimaha Dibada oo beenisay nin sheegtay inuu ahaa Denjiraha Somaliland ee Sucuudiga

Ninkan lagu magacaabo Axmed Aden Dagaal ayaa sheegtay isagoo ah danjirahii Somaliland u joogay sucuudiga inuu xilkii iska casiley oo uu ...

Gabay: GEESI iyo GALLAD EEBBE – Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile oo gabay ku cabiray siyaasadda Kulmiye ka curatay

Gabaygan oo uu curiyey Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile, wuxuu ka hadlayaa xaaladda siyaasadeed iyo tartanka ka dhex curtay xisbiga  KULMIYE, taariikhda iyo ...

Sheekha Kooxda la baxaday isbahaysiga musharaxiinta Kulmiye Aadan Siiro oo xukuumada iyo hogaanka Kulmiye ku tilmaamay koox kooban oo qandaraas ka soo qaatay shaydaan

Sheekh Aadan Siiro oo ahaa sheekhyada aadka looga danbaynjiray guud ahaan Somaliland ayaa imika u xuub siibtay siyaasi reernimo ku taageeray ...
articles

NO NEED TO PANIC: History shows Somaliland is a Resilient Nation

Some of the people of Somaliland around world are frightened by the news of the group of ministers and other government ...
hanad

Daawo: Xildhibaan Hannad Xaashi oo ka jawaabay hanjabaadii Cabdicasiis Samaale uu u soo jeediyey Madaxweyne Siilaanyo

   
movie1

The movies where police join in as extras – A group of film-makers and stuntmen is hoping to turn the breakaway territory of Somaliland into the next Hollywood

It's the middle of nowhere and cars are pursuing each other in tighter and tighter circles, sending thick clouds of dust ...
articles

Faalo ku saabsan is casilaadii wasiirada Iyo xubnihii kale – Ma runbaa inay Af gambi siyaasadeed ay wadeen?

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacab weynaha Somaliland oo dhan meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan inta nabada Somaliland jecel. ...
silanyoreturn24

Madaxweyne Siilaanyo oo buuxiyey jagooyinkii ay baneeyeen wasiiradii shalay is casiley, iyo wejio cusub oo ka dhex muuqda

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...