Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

October 2015

xasanxoog

Daawo: Xaflad qaadhaan ururin ah oo loo qaban doono dhismaha goroonka kubada kolayga ee Xasan Xoog ka hirgelinayo Hargeysa

Fadlan ka qayb qaadol kulanka lagu taageerayo dhismaha Garoon kubada Kolayga ah oo Xasan Max'd Xoore- Xasan Xoog uu hirgalinayo. Kulan casho ah oo £20 lagu ...

More From October 2015

kalsan

Kalsan TV: Barnaamij Gaar ah oo lagu faaqidayo iscasilida wasiirada xukumada Somaliland

   
wasiir-warancade-ucid

Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka hadlay wasiirada iska casiley xukuumada

Siilaanyo22

Audio – BBC – Madaxweyne Siilaanyo oo ka jawaabay wasiirada is casiley

Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlaya wasiirada is casiley ayaa sheegay in cidii xukuumada la shaqayn kari weydaa ay is casili karto.  ...

Breaking News: Madaxweyne Siilaanyo oo dhamaan ka aqblay is casilaaadii masuuliyiinta iyo Ciidanka Meleteriga iyo Booliska oo heegankii u saraysay la geliyey iyo Wasiir Xirsi oo la filayo in saacadaha soo socda la soo qabto

Wararkii u danbeeyay ee naga soo gaadhaya gobolada dalka oo dhan ayaa waxa heegankii u sarayey la geliyay dhamaan ciidamada dalka ...

Daawo: Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay is casilaada Wasiirada Sheegayna inay ku dadaalayaan inaanay saamayn ku yeelan dowladnimada iyo nabadgelyada dalka

   

Breaking News: 12 xubnood oo isagu jira Wasiiradii iyo ku xigeenadii ay isku xulafada ahaayeen Maxamed Biixi oo maanta iswada casiley

Waxa la sheegayaa inay xilalkii ay xukuumada ka hayeen ay iska casileen wasiirka arimaha dibada Maxamed Bixii Yoonis.  Wasiirka Madaxtooyada Xirsi ...

Liiska Golaha Dhexe KULMIYE ee Kalsoonidda Siiyey Murrashaxnimada Muuse Biixi ee Madaxweyne Siilaanyo la Kulmay Dhawaan

Hoos Ka Akhri Magacyada iyo Tirada Xubnihii Saxeexay warqadda loo gudbiyey Madaxweyaha Xubnaha Golaha dhexe ee KULMIYE ugu jira beesha Subeer Awal ...
baashe

Daawo: Wefti ka socda Imaaraadka carabta oo la socda safiirka Somailand Baashe Cawil oo dalka soo gaadhay

 
samaale

Daawo: Cabdicasiis Samaale oo qaatay kaadhka aqoonsiga golaha dhexe ee xisbiga isla markaasna beeniyey in loo diiday kaardhka

Saaxafadaha qaar baa ilaa shalay qoreyey in Cabdicasiis Samaale loo diiday inuu qaato gaadhka xisbiga ee golaha dhexe ee Kulmiye isla ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...