Tuesday, June 27th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

November 2015

More From November 2015

cigarate

Daawo: Masuuliyiin Ka Hadashay Boodhadh Waawayn Oo Lagu Xayeeysiinayo Sigaarka Oo Lagu Dhajiyay Wadooyinka waaweyn ee Hargeysa

Xayeysiinta Sigaarka ayaa in la xayeysiiyo aduunkoo dhan ka mabnuuc ah, taasi oo la isweydiinayo sababta aan taalaabo looga qaadin cida ...
FAYSAL3

Daawo: Barnaamijka Hal Adayg ee HCTV iyo Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo arimo badan kaga hadlay

   
xirsi2

Garabkii la baxay isbahaysiga Kulmiye oo u sii kala jabay Bari iyo Galbeed iyo Garabkii Bariga oo Burco maanta gaadhay

Garabkii isbahaysiga musharaxiinta kulmiye ee uu hogaaminayey Wasiirkii hore ee madaxtooyada ee ku guuldaraystay inay ku tartamaan golaha dhexe ee Kulmiye ...

Daawo: Murankii UCID oo cirka isku sii shareeraya iyo Musharax Jamal Cali Xuseen oo si sharciyeysan uga hadlay muranka

Musharaxa madaxweynaha xisbiga UCID Jamal Cali Xuseen ayaa si faahfaahsan uga hadlay muranka iyo buuqa ka taagan xisbiga UCID.  Waxaanu sheegay ...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti

Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL Dr Sacad Cali Shire oo weli ku guda jira safar shaqo uu ku ...
turkey flag

Xafiiska Turkigu ku leeyahay Hargeysa oo ay cadaadatay inuu olole siyaasadeed ka dhexwado Somaliland isagoo adeegsanaya Madaxdhaqmeedka iyo xukuumada oo dhegaha ka furaysatay

Sirtan culus ayaa waxa kashifay ka dib markii warqadi ay ka soo baxday xafiiska uu turkigu ku leeyahay Hargeysa oo loo ...
caligurey

Daawo: Ninka isbedbedelka Badan ee Muj. Cali Gurey oo sheegay in jinkii galay xisbiga Kulmiye uu imika UCID galay

Waxaanu sheegay inay rabaan inay ka cuudiyaan laakiin hadii uu Faysal wax ka bedeliwaayo sidan uu wax u wadoo, laba uun ...

Daawo: Gudoomiyaha Xisibiga UCID oo sheegay in lagu tartamidoono jagooyinka musharaxiinta xisbiga

Faysal Cali Waraabe isagoo ka jawaabaya su,aalo la weeydiiyey wuxuu sheegay inuu isaga faysal ahaan xeer ka hor istaagayaa ama ka ...
silnykulan4

Warsaxaafadeed: Kulan hawleed oo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo la yeeshay Madaxda sare ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Mac hadka Shaqaalaha Dawladda.

WAR-SAXAAFADEED    -      Taariikhda: - 25/11/2015 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta (25.11.2015) Qasriga Madaxtooyada kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...