Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

November 2015

Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo ka hadlay barnaamijka siyaasada ee Xisbiga oo lagu soo bandhigay Magaalada Hargeysa

Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa halkaas ka jeediyey qudbad dheer oo uu kaga hadlayey barnaamijka siyaasada ee xisbiga Wadani uu ugu talogalay tartanka doorashada 2017ka

More From November 2015

Wasiirkii hore ee madaxtooyada ee ku fashilmay siyaasada oo la filayo inuu gaadho magaalada Burco isagoo dhaqaale badan ku bixiyey soo dhoweyn loo abaabulo

Wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan oo ku fashilmay siyaasadii xisbiga Kulmiye dhexdiisa ee uu watay oo ahayd inuu ...
Suldaansaxardid

Suldaanka Guud Ee Beesha Bariga Hargeysa Oo Xaal Ka Bixiyey Hadaladii Sul.Xiirey, Wasiir Warancade-na U Soo Jeediyey Inuu Sharciga Mariyo Sul.Yuusuf Xiirey

Suldaanka Guud Ee Beesha Bariga Hargeysa Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin ayaa Qaranka Somaliland xaal ka siiyey hadalo kasoo yeedhay Suldaan Yuusuf ...

Daawo: Murankii Xisbiga UCID oo ka siraatay magaalada Burco xili faysal joogo burco iyo Xafiiskii Degmada ee Xisbiga oo la jabsaday lagana gurtay agabkii oo dhan

Khadar Maxamed Cali - Gudoomiyaha Degmada Burco ee xisbiga UCID ayaa ka hadashay xafiiskeedii oo la jabsaday oo dhamaan alaabtii oo ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ciidanka qaranku -  ...
ahmedyare

USA: Wiilkii yaraa ee Muslimka ahaa ee lagu xidhay saacadii uu sameeyay ee uu isuulkiisa geeyay oo dalbaday magdhow $15 Milyan oo doolar iyo raaligelin qoraal ah

Ahmed Mohamed demands $15m compensation and written apology over homemade clock arrest.   Lawyers for the teenager's family said they will file ...
mayerkahargeysa

Daawo: Golaha deegaanka Hargeysa oo maanta si furan ula kulmay dadka ku dhaqan caasimada kana dhegaystay baahiyaha iyo cabashooyinka ka jira degmooyinka kala duwan ee Hargeysa

Hargeysa (SDWO.com): Maayarka Caasimadda oo ay wehelinayaan xildhibaanadda iyo xoghayaha dawladda ayaa kulan dadweynaha iyo madaxdi isku waydaarsanayaan baahiyadooda ku qabtay ...

Daawo: Xisbiga UCID oo ka jawaabay is casilaada musharaxoogii madaxweyne ku xigeenka

Musharaxa xisbiga UCID ee madaxweyne ku xigeenka Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa manta iska casiley xilkii musharaxnimo iyo guud ahaan xubnimadii xisbiga  
cabdirashiid-mataan

Daawo: Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID oo xilkii iska casiley

Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ku dhawaaqay inuu iska casiley masharaxnimadii madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga iyo gebi ahaanba xubinimadii xisbiga UCID.  ...
bristklmy12

Sawiro: Boqolaal qof oo ka soo qaybagalay xaflad balaadhan oo jaaliyada Bristol ku taageeraysay doorashada Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Saylici

Xafladan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ayaa qabsoontay sabtidii bishan November 21keedii.  Xafladan oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...