Tuesday, June 27th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

December 2015

agoomaha1

Booqasho Indho-indheyn ah oo aan ku tagnay xarunta agoomaha Hargeysa oo duruufo adagi ku gedaamanyahiin

Gudoomiyaha SDWO Relief Foundation Guled Cabdi Sheekhaash oo ay wehelinayeen Maxamed Cumar Maygaag iyo Xasan Waraabacade ayaa maanta booqasho qaatay dhawr saacadood ku tegay xarunta agoomaha ...

More From December 2015

silnkulshir6

Daawo: Star TV oo soo ururiyey taariikh dhamaystiran ee Musharaxa xisbiga Kulmiye loo doortay Muj. Muuse Biixi Cabdi

   
cawke7

London – Daawo: Kulan Duco iyo Baroordiiq ah oo lagu xusay taariikhdii Marxuum Axmed Xasan Cawke

 
slnlogo

Daawo: Xukuumada oo ka jawaabtay warsaxaafadeedkii uu xisbiga Wadani ku eedeeyey Xukuumada

   
mbashe

Daawo: SLNTV iyo Waraysi Qoraaga caanka ah ee Maxamed Baashe oo ka faalooday murankii xisbiga Kulmiye ee laga soo gudbay

Qoraaga Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo waraysi dheer lagula yeeshay xarunta SLNTV ee Sweden ayaa si faahfaahsan uga hadlay sababaha loo xajiimaynayey ...
silnyo

Madaxweyne Siilaanyo ayaa digreeto ku magacaabay gudi shan xubnood ka kooban oo baadhitaan ku soo samaysa kana soo talo bixisa sicir bararka dalka ragaadiyey

WAR-SAXAAFADEED Taariikh :-03/12/2015 Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland mudane axmed maxamed siilaanyo waxa uu maanta digreeto madaxweyne ku magacaabay guddi shan xubnood ka kooban oo ...
silnyo

Daawo: Kulankii uu madaxweyne Siilaanyo kula yeeshay qasriga madaxtooyada golaha wasiirada iyo agaasimayaasha guud ee xukuumada

Madaxweynaha ayaa Kulankan iskugu yeedhay isagoo ka duulaya  in la xoojiyo lana  dardargelinayo hawlaha shaqo ee qaranka soomaaliland lagana jawaabo baahiyaha ...
voa

Daawo: Wasiirka wasaarada warfaafinta oo ka hadlay Idaacada VOA oo jebisay heshiiskii dhexmaray Somaliland

Wasiirka oo saxaafada kulahadlay xarunta madaxtooyada isagoo ay agtaaganyahiin dhamaan masuuliyiinta sarsare ee wasaarada, sida Wasiir ku xigeenka Shugri, Agaasimaha Maxamed Ilka ...

Daawo: Madaxweynaha oo Madaxda sare ee wasaarada warfaafinta kulan kula yeeshay qasirga madaxtooyada

Kulankan oo u kaa inuu daba socday warbixintii gudida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiiladu ay ka soo saareen wasaarada oo ...

Daawo: Weriyayaashii ku dhuwaacmay shilkii baabuur ee Ceerigaabo oo loo soo qaaday magaalada Hargeysa

   

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...