Sunday, April 30th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

February 2016

Madaxweyne Siilaanyo oo Safiir Cusub u magacaabay dalka Itoobiya, Safiirkii horena u magacaabay wasiira dowlaha wasaarada Qorsheynta

WAR-SAXAAFADEED- 29/02/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-3881/022016 uu magacaabid, isku-bedel, iyo Xilka qaadis ku sameeyey qaar ka ...

More From February 2016

U diyaar garoowga Doorashooyinka 2017ka oo Cabdiraxman Cirro ula galay inuu yidhaah waxaan casuumad u samaynayaa agoontii SNM

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani isla markaasna ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa tan iyo mudadii uu dalka ku sugnaa ee uu nqoday gudoomiyaha ...
12801520_604710476343992_8651753253291145913_n

Xafladii Balaadhnayd ee Kulmiye ee Laanta Galbeedka Magalada London

Laanta xisbiga Kulmiye ee Galbeedka London, ayaa qabatay xalayto 27/02/2016 xaflad aad u weyn si hagar la’aana loo abuubulay.   Waxa kulankaas lagu ...
kulmiye2

Tacsi. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa tacsi u diray geerida ku timid Muj. Axmed-Japan

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, ...

Sababaha Gun Dhigga U Ah Shilalka Soo Noqnoqday

W/Q/ Xasan Maal Dhidar Sida aynu Lawada Socono waxaa Soo Noq Noqda inta Badan Dhibaatada Shilalka Gaadiidka Hadaba Aqriste Ma is waydiisay ...
musesilanyo

Halgamaa ahna hogaamiye hiigsigiisu ahaa halka maanta uu taagan yahay- Muj. Muuse Biixi Cabdi

    Halgamaa ka soo qayb qaatay halgankii hubaysnaa ee dibu-xoraynta dalka kana mid ahaa hal-doorkii hormoodka u ahaa halganka dheer ee naf ...

Gudoomiyha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi oo tacsi u diray shilkii baabuur ee ay ku geeriyoodeen 14ka qof ee ka dhacay Hargeysa iyo Gebiley dhexdooda

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, ...

Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray 14 qof oo ku geeriyoodey shilkii ugu cuslaa Somaliland oo maanta ka dhacay Hargeysa iyo Gebiley dhexdooda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu Bulshada Somaliland ka tacsiyadaynayaa ...
gandhilibrary1

Xaruntii buugag akhriska ee Gandhi Library oo dhulka lala simey laguna wareejiyey ganacsade dhisme fooq ah ka dhisanaya

Waxay soo jiidatanba tan iyo intii ay xukuumada Kulmiye la wareegtay talada dalka waxa gebogebadii la dumiyey xaruntii qadiimiga ahayd ee ...
bay

Daawo: Aas qaran oo Maanta Hargeysa lagu aasay Alla ha u naxariistii Marxuum Suxufi Cabdiqadir Bayga

Hadaanu  nahay bahda SDWO iyo SomalilandNews.net  Waxaanu Tacsi u diraynaa ehelkii, qaraabadii, Asaxaabtii, saxaafadii iyo dhamaan qaranka Somaliland ee uu ka baxay ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...