Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

February 2016

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Tacsi u diray Marxuum Suxufi Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay) oo manta Hargeysa lagu aasay

Tacsi Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba ...

More From February 2016

Xisbi Qaangaadha oo leh Hogaamin iyo Himilo fog oo Aqooni Hayayso

Xusbiga kulmiye oo haatan ku dhaw mudadii qaan-gaadhnimada isla markaana uu aasaase ka ahaa ruug cadaagi wayna ee siyaasada haatana ah ...

Imaaraadka Carabta oo Markii Labaad Wefti Heer Caalami ah u Soo Diray Xaalada Abaareed ee Baahsan oo Gobolkada Dalka Somaliland Qaar Ka Mida Saameeyey

“gurmadkaa loo fidinaayey abaaraha ayaa Madaxweynuhu safiirada iyo dhamaan dalalka aynu cilaaqaadka leenahayna u gudbiyey in lasoo gaadho dadkaa iyo Duunyadaa” Hargeysa()Subaxnimadii ...

Hogaamiye leh muuqal hogaamineed oo astaantiisu tahay hal-adayg iyo go’aan qaadasho curin karta hal-abuur siyaasiya oo lagu gaadho horumar waara

Hogaamiye kasta oo umad mayalka u qabta hogaaminteeda waxa looga baahan yahay lahaanshaha curinta hal-abuur siyaasiya oo uu ku hago dadka iyo ...

Madaxweyne Siilaanyo oo Bahda Saxaafada ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Weriye Marxuum Cabdiqaadir Bay

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba, waxa ...

Daawo: Masuuliyiinta Ciidamada Dab-damiska Somaliland Oo Ka Waramay Dhibaatada Ay La Kulmaan Marka Meeli Gubato Ee Ay Gargaarka Degdega Ah U Socdaan

USA: Daawo Shirkii Doorashada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Minnesota

   

Guddoomiyaha Diiwaanka Sakada Somaliland oo Ka Hadlay Natiijada Socdaal uu ku Tegay Kuwait

Hargeysa(SDWO.com): Guddoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sakada ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Siciid Maxamed Faarax, ayaa ka warbixiyey natiijada socdaal uu midho-dhal ku tilmaamay ...

Dawladda Oo Go’aan Ka Soo Saartay Halista Sunta Wershadaha Hargaha Ee Degmadda Laasgeel

Hargeysa (SDWO.com):  Wasiiradda wasaaradaha deegaanka iyo warshadaha ayaa go’aamo ka soo saaray wershada Hargaha iyo Saamaha deegaanka Dacarbudhuq ee degmada Laasgeel, ...

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi u diray geerida ku timid Marxuumad Caasha Sheekh Yusuf Sheekh Madar

Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ku hadlaya afka Guddiga ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News