Monday, October 23rd, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

March 2016

More From March 2016

silanyo1

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga la hadlay xaalada adag ee abaaraha ee uu dalku ku jiro awgeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shacbiga u jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, taas oo uu kusoo ...
komishan

Daawo: Shir jaraaid oo ay gudida Komishanka Dooroshooyinku ku qabteen xaruntooda magaalada Hargeysa

Gudida dooroshooyinka ayaa shaaca ka qaaday inay taageereen isla markaasna ay aqbaleen soo jeedinta madaxweynaha ee in diiwaangelinta la hakiyo mudo ...
roobdoonsilnyo23

Madaxweyne Silaanyo oo warqad u qoray golaha wakiilada ee Somaliland

Warqadan ayaa uu madaxweyne Silaanyo uu golaha wakiilada kaga codsaday in wax ku bedel lagu sameeyo xeerka diiwaangelinta codbixiyayasha, oo halkii ...
gacanlibax

Daawo: Gudoomiyaha Xisibiga Kulmiye oo dhagaxdhigay guriga Martida ee laga dhisayo Buurta Gacan Libaax

Muuse Biixi Cabdi Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Wasiirka Deegaanka Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa si wada jir ah u dhagax dhigey ...

Daawo: Xisbiga Wadani oo ka hadlay ujeedada uu ku diidanyahay in diiwaangelinta gobolka Maroodijeex dib loo dhigo, iyadoo lagu marmarsoonayo abaaraha

   
kulmiye

Warsaxaafadeed uu Xisbiga Kulmiye kaga jawaabay qoraal ay ku saxeexnaayeen labadii gudoomiye ku xigeen ee Xisbiga Kulmiye ee ay ku dadaafeeyeen xubnahii xisbiga laga caydhiyey

Anigoo tixraacaya qoraalka muranka iyo fadqallalada xanbaarsan ee sumaddiisu tahay KDC/08/012/2006 ee lagu sheegtay garabka Isbahaysiga Dimuqraadiga xisbiga KULMIYE ee ku ...
komishan

Star TV: Gudida Dooroshooyinka oo Digniin u diray Xisbiyada Qaranka

Gudida Dooroshooyinka ayaa xisbiyada ku eedeyay in hawshii diiwaangelinta ay u bedeleen kaanbayn olole doorosho iyagoo jebiyey go,aanadii hore ee gudida ...

Star TV: Abaarahii dalka ku jiray oo sii adkaanaya iyo 4 qof oo ku dhintay gobolka Salal

   
kulmiye

War-saxaafadeed uu xisbiga Kulmiye ku beeniyay- warka been-abuurka ah ee saxaafadda loo diray‏

War-saxaafadeed                                                                                                                            Date: 24/03/2016 Ujeeddo: Beenin Waxaan halkan ku beeninaynaa war been abuur ah oo lagu sheegay inuu soo saaray Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...