Monday, October 23rd, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

April 2016

Daawo wasiirkii boosaha iyo isgaadhsiinta oo wax laga waydiiyey xilkaqaadista lagu sameeyay

Madaxweyne siilaanyo ayaa xilka si degdeg ah uga qaaday wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta iyo taliyahii ciidamada bada ka dib markii laga warhelay inay si hoose ula ...

More From April 2016

Warsaxaafadeed caawa ka soo baxay madaxtooyada oo lagu shaaciyey xilka qaadista wasiirkii boosaha iyo isgaadhsiinta iyo taliyahii ciidanka bada

WAR-SAXAAFADEED-Taariikh: 29/04/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay, JSL/M/XILQ/249/1-3973/042016 uu xilalkii ay qaranka u ...
Tahriib

Daawo: Kulan baroordiiq ah oo ku saabsan dhaliyaradii doontu la degtay oo lagu qabtay galbeedka magaaada London

prof gees

Dharaaro Xusuustood Qaybtii 46aad: Dharaarahan Sheekadu…, Berberaay miiskiin koriyaay, wallee Berbera laga maqnaan waa!!

  Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 46aad Sannadihii lixdamaadkii ee ay dawladihii rayidka ahaa ay ka talinaysay Jamhuuriyaddii Somaaliyeed, intaan askartu afgembiga ...
pict37

Sawiro: Madaxweyne Siilaanyo oo ku dhawaaqay bilowga diiwaangalinta cod-bixiyeyaasha ee gobolka Maroodi-Jeex

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay dib u bilowga diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolada ...
duulista2

HCTV: Daawo – Garoonka Diyaaraha Hargaysa oo Laga Mumnuucay Soo Dhawaynta Madaxda Qaranka

Masuuliyiinta ayaa shaacisay in manta laga bilaabo aan la ogolaan doonin qof masuul ah oo madaarka lagu soo dhoweeyo ama lagu ...
boyad2

5 Qof oo ku naf waayey shil aad u fool xun oo saaka ka dhacay Wadada Berbera ee duleedka Hargeysa

Shilkan ayaa dhacay ka dib markii laba booyadood kuwa biyaha qaada ah oo xawaare sare ku socdaa is toos ah isku ...

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo dalka ku soo laabtay kana hadlay dhalinyaradii ku halaagantay bada iyo rabshadii Banka Qoolcaday

Waxa kale oo wax laga weeydiiyey dacwadii ay ka gudbiyeen Jamal iyo Cali Gurey
muse

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo kulan la qaatay safaaradaha reer galbeedka ee fadhiya magaalada Nairobi

Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hogaamineyey oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay siwada jir ah Safaaradaha dalalka xidhiidhka ...
ciro usa

Ogaysiis Ogaysiis Safarka Gudoomiye Cirro Ee Dalka Maraykanka

Dhamaan waxa la ogeysiinaynaa jaaliiyadda Somaliland iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga Waddani ee dagen USA in Wafti ka kooban Xisbiga qaranka Somaliland ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...