Wednesday, November 25th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

May 2016

More From May 2016

Daawo. Muj Boobe Yusud Ducaale oo ka hadlay xuska 28aad guradii ka soo wareegtay habeenkii la soo galay Hargeysa ee 31kii May 1988kii

Waxa kale oo uu ku amaanay in dhalinyaradaa ciyaaraha u tagtay abkhasiya ay baasaaboorkeenii kaga degeen oo ay somaliland gaadhsiiyeen abkhasiya ...

HCTV. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Prof Samatar sheegayna inuu isku deyidoono inuu ku qanciyo inuu ku soo biiro xasbiga kulmiye

Sidoo kale wuxuu ka jawaabay arimaha heshiiska berbera iyo ganacsade Boore.

Kooxdii Kubada Cagta ee Somaliland oo noqotay Kooxdii u horeysay ee ka hadha u gudubka wareega 2aad tartanka World Cup 2016 dalalka aan la aqoonsan

Kooxda Xulka dalka Panjab ayaa afka ciida u daray xulkii qaranka Somaliland ka dib markii ay kaga adkaadeen 5-0.     Kooxda Somaliland ...

Dhegayso: BBC da oo Waraysi la yeelatay Xasan Waraabacade oo ku sugan dalka uu ka socdo Tartanka Dalalka aan ka Tirsanayn FIFA

Halkan ka dhegayso waraysigaas oo dhamaystiran - Xasan Waraabacade Xasan Waraabacade oo horkacaya 4 dhalinyaro ciyaartooy iyo xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ...

Daawo. Mayerka Hargeysa oo ka hadlay tartanka kubada cagta ee ay somaliland ka qaybgelayo hambalyana hawada u mariyey xili wasaaradii ciyaarahu ku guuldaraysatay inay carqaladayso kooxdan somaliland metelaysa

   

Daawo Star Tv. Prof Samatar oo soo gaadhay Hargeysa sheegayna inuu go.aansandoono 3da xisbi midkii uu ku biirilahaa

Wax kale oo wax laga weydiiyey doodiisii 18ka May  

Heesta Xidigaha Geeska ee tidhaa “Waxaan maalnaa xornimo” ayaa waxa ku jira eray yidhaa “Haddii Xaqii aad mudnaydeen, Ictiraafna maqan yahay, shisheeyaha ka maarmoo Ilaahay miciinsada”

Halkaa waxa aan ku badalaa oo aan lee yahay dhalinyarada Somaliland ee gudaha dalka joogta “Xaqii aad mudnaydeen, Wasaaradii Ciyaaruhuna maqantay, ...

Video iyo sawiro. Daawo sida sawaxanka qaylada iyo soo dhoweynta lagu qaabilay ciyaartoygii somaliland markay soo galeen garoonkii xaflada furitaanka world cup 2016

Tartankan ka furmay dalka abkhasiya ee world cup ka dalalka aan la aqoonsan ayaa noqonaya ciyaarahii ugu horeeyay ee 25kaas sanadood ...

Sawiro 2016 world cup. Kooxda Somaliland oo tababarkii u danbayey maanta soo qaatay ka hor ciyaartooda Axada

  Waa calankii somaliland oo la sudhayo garoonka kooxda somalilanf tababarka ku qaataan

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News