Sunday, April 30th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

June 2016

Gudoomiyaha-Muuse-Biixi-Kulmiye-23

More From June 2016

mudaharad

Daawo: Mudaharaad ka dhacay magaalada Burco oo lagaga soo horjeedo xasuuq cusub oo ay maleeshiyada maamulka jigjigi ka geysteen degaanada Gaashaamo

 
Cabdifataax

Daawo: Xukuumada Somaliland oo shaaca ka qaaday inay wefti u dirayaan dowlada Itoobiye kalana soo xaajoondoono xasuuqii maleeshiyada Jigjigi ka geysteen Gaashaamo

Cabdifataax Siciid Axmed Guled Agaasimaha wasaarada arimaha gudaha oo shir jaraadi manta ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku cadeeyay weftigan itoobiya tegidoona, ...
silnyocirro

Daawo: Madaxweyne Silaanyo oo kulan kula yeeshay xafiiskiisa gudoomiyayaasha sedexda xisbi kalana hadlay inay ka wada hadlaan soona diyaariyaan habkii iyo sharcigii lagu dooran lahaa xildhibaanada golaha wakiilada oo muran weyni ka taagnayahay saamiqaybsiga kuraasta

wadani

Hoggaanka WADDANI oo ka Muquurtay Xuska Maalinta 26-ka June, Xilli ay Dhawaan Muran Geliyeen 18-ka May

Su’aasha Taagan ayaa ah Xisbiga WADDANI Ma Waxa Uu Doonayaa Oo Weynaynayaa Maalinta 1-da July?   Hoggaanka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ...
londonjune15

Jaaliyada Somaliland ee UK oo kulan afur iyo casho ahayd uGu dabaal degtay maalinta 26ka June ee xornimadii Somaliland ka qaadatay mustacmarkii ingiriiska

Jaalliyada SSUK ( Somaliland Society UK) ayaa bishan 26keedii xaflad si weyn loo soo agaasimey oo iskugu jirtay afur iyo casho ...
sflag

Video. Daawo caawa iyo sidii madaxtooyada calanka looga saaray 12kii habeenimo ee xuska 26ka June

Xaflad balaadhan oo aad loo soo agaasimay ayaa caawa lagu qabtay xarunta madaxtooyada.   Xafladan ayaa waxa ka soo qaybgalay madaxweyne siilaanyo. Madaxweyne ...

Daawo. Wasiirka arimaha dibada somaliland oo ka hadlay gooni isutaaga UK uu kula soo noqday xoriyadisii afartan sano ka bid markay yurub la midoobeen

 
ASKARI

Maxaa Ku Dhacay Wax-soosaarkii Beeraha Somaliland Rubuc Qarnigii Lasoo Dhaafay? W/Q:-Cabdi Qaadir Maxamed Ismaaciil

Tan iyo markii somaliland xornimadeeda lasoo nooqotey wadankani wuxuu ku tiirsanayhay cuntooyin ka dibada laga soo dhoofiyoo inagoo haysa cimilada iyo ...
rashid

WHAT IMPACT THE EXIT OF BRITAIN OUT OF THE EUROPEAN UNION CAN HAVE ON SOMALILAND

(Rasheed Ali Meigag Samater - London) For about couple of decades, developed capitalist nations of the West were led by a younger ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...