Monday, August 21st, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2016

Daawo: Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Maxamed Cali Muuse – Jiir oo daaha ka qaaday fadeexadahii u qarsoona Cali Gurey oo uu sheegay inuu hayo Xanuun la yiraah Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe

Maxamed Cali Muuse - Jiir ayaa shaaca ka qaaday inuu Cali Gurey yahay laba wejiile oo sheegay inuu jamalka uu  hada u doodayo uu ahaa ninkii ...

More From July 2016

xisbiyo

Daawo: Sedexda Xisbi qaran oo ku dhawaaqay inaanay go,aan ka gaadhi Karin saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada isla markaasna kala saxeexday heshiis ka kooban 3 qodob

1.    In arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada dib loogu celiyo madaxweynaha Somaliland isla markaasna madaxweynahu go,aan kama danbays ah ka ...

Daawo: Dhalinyarada Ciyaartooyga Gobolka Togdheer oo shir jaraaid oo ku qabteen Hargeysa ku sheegay in agaasimaha wasaarada Ciyaarahu uu albaabka ka soo xidhay

 

Mudaharaado balaadhan oo Gilgiley magaalooyinka Burco, Berbera iyo Sheekh

Mudaharaadadan ayaa bilaabamay ka dib markii maxkamada militerigu dil toogasho ah ku xukuntay 8 eedeysane oo ay ku cadaatay inay si ...

Daawo: Wasiirka Wershadaha iyo Wefti ka yimid dalka China oo booqasho kormeer ku tegay magaalada Gebiley

   

Gudida Diiwaangelinta oo ku dhawaaqaday go,aankii gartii ay ka garnaqayeen ee labada garab ee uu xisbiga UCID u kala jabay

Qodobada ugu muhiimsan waxa ka mid ah in gudidu go,aamisay waa qodobada 6aad iyo 7aad ee  in musharaxnimada Jamaal Cali Xuseen ...
iskarogo4

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka hadlay kana markhaatikacay xawliga ay ku socoto dhismaha wadada Ceerigaabo

Hargasya (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta daah-furay qalab iyo gaadiidka cusub oo lagu soo ...

Wasiirka Gaashaandhiga oo ka hadlay dagaalkii ku dhexmaray gobolka Sanaaga Ciidanka qaranka iyo maleeshiyada Puntland

   
turkey flag

Inqilaabkii dhicisoobay ee dalka Turkiga: By Maxamad Cumar Maygaag – Taag

Inqilaabkii Turkiga ee fashilmay wuxuu sababay dhimashada 200 oo qof, 109 ay askar yihiin, inta kalena shacab iyo dhaawaca in ku dhaw ...
Xasuuq

Daawo – xus oo xasuusnoow xasuuqii Jaziira: Waraysi Ninkii qudha ee isagoo dhawac ah ka badbaaday xasuuqii Jaziira ee 17kii July 1989kii lagu xasuuqay 47ka qof ee reer Somaliland, iyo Gabadh ka warbixinaysa sidii walaaladeed uu Canjeex guriga ugala baxay iyadan uu dhabarka soodh uu kaga jeexay

    Waraysi Gabadh iyaduna goob joog ahayd oo gurigeeda lagala baxay 9 wiil oo ay afar walaalo ahaayeen

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...