Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2016

sylici2

Daawo: Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Ku-xigeenka Saylici Oo Mawjado Dad ahi Kusoo Dhaweeyeen Degmada Ceerigaabo Yufle Ceel-Afweyn Gar-Adag Iyo Lugayntii Faras-Magaalaha

Kumanaan kamid ah dadweynaha kunool Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa, si aan kala hadh laheyn usoo dhaweeyay Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), oo ...

More From July 2016

Warsaxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo oo xeer madaxweyne ku magacaabay degmooyin cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4090/072016 ku magacaabay todoba Degmo oo Cusub. Madaxweynuhu:- ... Markuu ...
Queen Elizabeth II welcomes Theresa May at the start of an audience in Buckingham Palace, London, where she invited the former Home Secretary to become Prime Minister and form a new government. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Wednesday July 13, 2016. See PA story POLITICS Conservatives. Photo credit should read: Dominic Lipinski/PA Wire

UK: Raysawasaaraha cusub oo manta xilkii la wareegtay ka dib markuu is casilay duhurkii raysawasaarahii hore

Theresa May ayaa noqotay taariikhda UK markii labaad ee dalkan ay Raysawasaare ka noqoto ruux dumar ahi iyadoo hore Margert Teacher ...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo magacaabay gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID

Warsaxaafadeed uu ku saxeexanyahay Gudoomiyaha Xisbigu Faysal Cali Waraabe ayaa lagu sheegay magacaabida gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga UCID ee gobolka Saaxil ...
saleebaan

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ay saxaafada qaarkeed qortey ee sheegay in mudo kordhin loo samaynayo xukuumada

Saleebaan Gaal oo saxaafadu su,aalo ka weydiisay mudo kordhin labaad ayaa sheegay inanay jirin cid ula timid mudo kordhin iyo qorshe ...
rashid

Heshiiska berbera imaaraadku sagaal danood bay ka helayaan – innaguna dan qudha. Middaa qudha ma ka wadannaa?

Rasheed Ali Meigag Samater) Hoggaamiyaha Jaaliyadda Somalida W.London-Ahna Xubin G.Dhexe EE UCID Hubaal waxa ah in muwaadin kasta oo Somaliland u dhashay ...
accid8

Daawo: Sawiro laga soo ururiyey Shilalka baaburta ee ka dhaca inta badan gudaha magaalada Hargeysa iyo duleedkeeda

Shilalka baabuurta ka dhex dhaca magaalada Hargeysa ayaa maalinba maalinta ka danbaysa kor u sii kacaya iyadoo aad maalin kaste arki ...
samafaleid1

SDWO Relief Project oo Dharkii Ciida gaadhsiiyey 15 Caruura oo ka tirsan xaafada Daami ee Magaalada Hargeysa

SDWO Relief Project ayaa maalintii ciidii sidii caadada noo ahayd aanu ciidsiinay 15 caruura oo ka mid ah danyarta xaafada daami.   Baaqyadii ...
2013_04_19_President_Hassan_Sheik_Mohamud_c_8667048035-635x357

Somalia’s president recently held first-ever meeting with Israeli PM

More talks expected soon, says official close to President Mohamud, leader of East African Muslim country that never recognized Jewish state.   NAIROBI, ...
muuse

Daawo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey kulan afur ah oo xisbigu ku qabtay maansoor hotel

    Gudoomiyaha muj. Muuse Biixi ayaa qudbadan ku soo qaatay arimo dhawr ah sida maalgelinta dekeda Berbera oo uu sheegay inaanay cidina ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...