Monday, August 21st, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

August 2016

silngebiley10

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Silaanyo Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Dufcadii Afraad Ee Ka Baxda Jaamacada Timacade Gabiley, Ayaa Si Balaadhan Loogu soo dhaweeyey Gabiley, Isagoo Khudbad Ka Jeediyey Shahaadooyinna Gudoonsiiyey Kaalmaha Ugu sareeyey Ardaydaasi

Hargeysa(SDWO and SomalilandNews.net 31/08/2016)Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafti Balaadhan uu Hogaaminayo oo maanta 31/08/2016, safar ku tegay gobolka Gabiley ayaa si diiran ...

More From August 2016

jb

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadu Ku Eedaysay In Uu Carqaladaynayo 6 Goobood Ee Laga Qabanayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Hargaysa (SDWO.com): Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka goboladda iyo degmooyinka Jaamac C/laahi Biin, oo ...
eeeeee

Guddoomiyihii Hore Ee Xisbiga KULMIYE Ee UK Oo Ku Taliyay In La Joojiyo Wada Hadaladda Soomaaliya

Hargaysa (SDWO.com): Guddoomiyihii hore ee xisbiga KULMIYE ee dalka Ingiriiska Rashiid Ciise Gaboobe, ayaa si adag u naqdiyay ...
sabays

Suldaan Sabayso Oo U JAwaabay Madax-dhaqameedka Awdal

Hargaysa (SDWO.com): Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayso), oo ka mid ah madax-dhaqameedka woqooyiga Hargaysa ayaa si adag ugu jawaabay hadallo maalmahan ...
awdal

Madax-dhaqameedka Awdal Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Go’aankii Xukuumaddu Ka Soo Saartay Goobaha Woqooyiga Hargaysa

Boorama (SDWO.com): Madax-dhaqameedka gobolka Awdal, ayaa si weyn uga qayliyay go’aankii ay dhawaan xukuumadda Somaliland ka soo saartay 6 goob ...
vlcsnap-2016-08-30-18h41m30s724

Mahdi Cismaan Buuri Oo Beenisay In Biyo La’aani Ay Ka Jirto Berbera

Hargasya (SDWO.com): Wasaaradda biyaha Somaliland ayaa beenisay in wax biyo la’aan ah ay wakhtigan ka taagan tahay magaallo xeebeedka Berbere, taasi ...
qarax1

Qarax xoogan oo lala eegtay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo shir uga socday xildhibaanda iyo Siyaaasiyiintii ka falaagowday Somaliland

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qarax xoogan oo ay la beegsadeen Hotelka SYL ee ka soo horjeedka Madaxtooyada Somaliya.   Qaraxan ayaa waxay ...
tacliinta hoose

Wefdigii uu Hogaaminyaya Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo la kulmay wasiirka Khaarijiga dalka masar iyo xubnu kale oo ka tirsan golaha wasiirada dalkaasi.

Hargeisa,29,August,2016- wefdigii uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibedda JSL Dr. Sacad Ali Shire  si heer sare ah  loogu soo dhaweyay dalka masar ...
12

Af-hayeenka Cusub Ee Madaxtooyadda Oo Xilkii Kala wareegay Af-hayeenkii Hore+Daawo Sawirradda

Hargaysa (SDWO.com): Wasiiru-dawlaha wasaaradda madaxtooyadda Somaliland Maxamed Muuse Abees, ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyay af-hayeenkii hore ee madaxtooyadda gar-yaqaan C/raxmaan ...

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo oo qasriga madaxtooyada ku qaabiley safiirka Ingriiska u fadhiya Somaliya

 

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...