Monday, August 10th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

August 2016

Daawo: Suldaan Daakir oo Saluug balaadhan ka muujiyey isku shaandhayntii Madaxweyne Siilanyo ku sameeyay Xukuumadiisa

Suldaanka oo ka soo jeeda beelaha gabooyaha ayaa muujiyey sida aanay wax sinaan iyo cadaalad ah ugu haysan Xukuumada Somaliland oo wasiir iskaba daaye aan xataa ...

More From August 2016

Daawo: Xubo ka mida Dhakhaatiirta iyo Jimciyatul Axbaab Oo Soo Kormeeray dhakhtar labi Sagaala laga dhisayo

 
harglibr2

Daawo: Xaflad balaadhan oo qaadhaan loogu ururinayey Somaliland National Library oo lagu qabtay magaalada Hargeysa

Daawo: Dood dhexmartay Xubno reer Khaatumo ah oo ay kaga hadlayeen sababta keentay inay wadahadalo la furaan Somaliland

   

Daawo: Reer Gebiley oo si balaadhan u soo dhoweeyay taageerayna ansaxinta maalgashiga Berbera

   
ciidan12

Sawiro: Beesha Cali Geri ee Dhulbahante oo Ciidamadoodii kaga jiray Puntland iyo Khaatumo kala soo baxday laguna qaramayeey Somaliland

Xukuumada Somaliland oo Ciidamadii ugu tirada badnaa oo gaadhaya ilaa 260 askari ku qaramaysay deegaanka carawayn oo 30 km u jirta degmada buuhoodle.   ...
shir5

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ka Qaybgalay Xidhitaanka Shirka Guul iyo Gobonimo oo lagu Qabtay Deegaanka Beer ee gobolka Togdheer

Muj Muuse Biixi Cabdi gudoomiyaha xisbiga Kulmiye  iyo wefti uu hogaaminayo ayaa ka qaybgalay xafladii xidhitaanka shirkii ka socday degmada Beer ...
breaking-news

Golaha Wakiilada oo cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey heshiiskii Dekada Berbera ee DP World

Golaha wakiilada oo maalmahii u danbaysay ka doodayey heshiiskii ay xukuumadu la soo gashay shirkada DP Word ee maamuilida dekeda Berbera ...
cabdiqaadir-jirdeg

Daawo: Doodii Baarlamanka ee Heshiiska Dekeda Berbera iyo Hadaladii Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa doodiisa ku saleeyay in Xukuumadu heshiis soo geli karto oo aanay golaha wakiilada uga baahnayn ...
cali

Daawo: Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlay wadahadalada ay la fureen Xukuumada Somaliland

Waxaanu ka wadhadlaynaa  maamulka Somaliland danaha naga wada dhexeeya, iyo waxanu gaar anagu u leenahay.

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...