Monday, October 23rd, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2016

download-3

Puntland Oo Somaliland U Soo Gacan Gelisay Nin Dil Ka Gaystay Gobolka Sanaag

Ceerigaabo (SDWO.com): Maamulka Puntland ayaa maanta dawladda Somaliland ku soo wareejisay nin gacan ku dhiigle ah oo shan maalmood ka hor ...

More From September 2016

download-2

“Waxaan u arkaynaa deel-qaaf iyo meel ka dhac weyn iyo xad-gudub ay nagu samaynayaan qaadhaan bixiyeyaahsu”…

Hargaysa (SDWO.com): Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay dhawaaqii ...
w

Muqdisho: Wasiirka Maaliyadda Somalia Oo Furay Barnaamij Lagu Tayaynayo Maamulka Ciidamadda

Muqdisho ( SDWO.com): Wasiika wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furay mashruuca daahfurnaanta maamulka ...
img_888761-bc311a-0112f5-2ab33d-ea69e5-30f547

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Oo Difaacay Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Ee SONSAF

Hargaysa (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii u horaysay waxa uu ka hadlay gudiga sharcinimadoodda ...
b

Badhasaabka Togdheer Oo Digniin U Diray Dhalinyarradda Ku Kaca Falalka Budhcadnimadda Ah

Burco (SDWO.com): Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa sheegay in ay tallaabo adag ka qaadi doonaan ...
vlcsnap-2016-09-28-17h42m23s485

Maxkamadda Laascaanood Oo Bur-burisay Khamri Tirro Badan

Laascaanood (SDWO.com): Maxkamadda gobolka Sool ayaa maanta xukuno ku riday laba nin oo ku eedaysnaa in ...
download-1

Taageerro Ku Socota Barkhad Jaamac Batuun Oo Isku Sharaxay Kursiga Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI

Aniga oo ka mid ah taageerayaasha xisbigga WADDANI, waxaan si mugle u taageeraya Garyaqan Barkhad ...
images

Galmudug Oo Puntland Ku Eedaysay Duqayntii Gaalkacayo

Cadaaddo (SDWO.com): Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa ka hadlay dhacdadaasi weerarka duqaynta aha ...
_91407806_duqeyn

23 Askarta Galmudug Ah Oo Ku Dhintay Duqayn Ay Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Gaalkacayo

Gaalkacayo (SDWO.com): In ka badan 23 askari oo ka tirsan ciidamadda maamulka Galmudug ayaa la sheegay in ay ku ...
1

Turkiga Oo Somaliland Soo Gaadhsiisay 5000 Tan Oo Raashin Caawimo ah

Berbera (SDWO.com): Markab sida c raashin aawimo ah oo dhan 5000 Tan oo ay dawladda Turkigu ugu deeqday dadkii ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...