Saturday, November 28th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2016

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Biyo Diiday Go’aankii Guddiga Doorashadda Dad-ban

Muqdisho (SDWO.com): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan kagaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda ...

More From September 2016

Roobab Khasaare U Gaystay Tuuladda Boodaale Ee Degmadda Bullo-xaar

Bulllo-xaar (SDWO.com): Roobab dabaylo watay oo labadii maalmood ee u danbeeyay ka da’ayay degaamadda woqooyi ee gobolka Saaxil ...

Doodii Telefishinka Ee Dhexmartay Hillary Clinton iyo Donald Trump

Washington (SDWO.com): Dagaal afka ah oo aan waxba la isu hambayn ayaa saamaynta ugu badan ku lahaa doodii telefishinka ...

Wasiirka Cadaaladda Oo Xilkii Ku Wareejiyay Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradaasi

Hargaysa (SDWO.com): Wasiirka wasaaradda cadaaaladda Axmed Faarax Cadare, ayaa maanta xilkii wasiir ku xigeenka wasaaradaasi ee uu ...

Badhasaabka Gabiley Oo Beeniyay Hadal Uu Hore U Yidhi

Gabiley (SDWO.com): Gudoomiyaha gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi, ayaa ka jawaabay war uu isagu hore warbaahinta u mariyay oo ...

Wasiirka Waxbarashadda Oo Dhagax Dhigay Dugsiga Taariikhiga ah Ee Dayaxa Oo Dib U Dhis Lagu Samaynayo

Ceerigaabo (SDWO.com): Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habane (C/laahi-dheere), oo safar shaqo ...

Madaxweynaha Siilaanyo Oo Magacaabay Wakiil Ku-xigeenka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya

Hargeysa (SDWO.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa Magacaabay Wakiil ku-xigeenka Somaliland u fadhiya dalka Kenya. Danjire Siciid Maxamed Daahir Afqarshe,ayuu Madaxweyne ...

Daawo: Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo ku dhawaaqay go,aankiisa dacwadii uu xisbiga Wadani u gudbeiyey ee kala qaadista labada doorasho isagoo taageeray go,aankii uu madaxweynahu ku kala qaaday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii codbixiyeyaasha ee dalka ka socotay

Madaxweynaha oo halkaasi khudbad ka jeediyey waxa ka mid ahaa hadaladiisa “Mudanayaal iyo Marwooyin, Milgo iyo maamuus weyn bay ii tahay ...

Cusbitaalka Burco Oo Qarka U Saaran In Uu Xidhmo

Burco (SDWO.com): Cusbitaalka guud ee magaaladda Burco ayaa laga dayrinayaa xaaladda uu hadda ku sugan yahay, kaasi oo la sheegay in ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News