Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

October 2016

kulank

Madaxweyne Siilaanyo Kulan La Yeeshay Raysal Wasaaraha Ethiopia

Addis Ababa (SDWO.com): Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magaaladda Addis Ababa kulan kula yeeshay raysal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn. Waxaanay labadda hogaamiye ...

More From October 2016

sawiradii-xaflada-dhalinyarada-1

Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta Degmooyinka Qoryaale iyo Gebogebo Oo Si Cad U Beeniyeen Inay Beeshoodu Ku Biirtay Xisbiga WADDANI

Burco (SDWO.com): Cuqaasha, wagaradka, Siyaasiyiinta Iyo labeenta Qoorweynta Dega Degmooyinka Qoryaale Iyo Gebogebo Ayaa Shir jaraaid oo ay ...
xul-awdal

Xulka Awdal Oo 2 iyo Eber Ugu Awood Sheegtay Xulka Sanaag

Hargaysa (SDWO.com): Xulka gobolka Awdal ayaa 2 gool iyo eber kaga badiyay xulka gobolka Sanaag oo ay maanta ciyaartii ...
kennnn-as

Safaaradda Maraykanka Ee Kenya Oo La Xidhay

Nairobi (SDWO.com): Safaaradda dawladda Maraykanku ku leedahay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta xidhan, kadib markii shalay ...
m22

Madaxweynaha Siilaanyo Oo Safar Shaqo Ku Tegay Itoobiya+Daawo Sawirrada

Hargaysa (SDWO.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka ...
vlcsnap-2016-10-28-00h54m15s190

C/raxmaan Saylici Oo Soo Kormeeray Mashaariicda JPLG-ga Ee Gabiley Ka Socda

Gabiley (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kormeer ku soo maray mashaariicda ...
saxil

Xulka Gobolka Saaxil Oo 4 iyo Eber Kaga Badiyay Xulka Gobolka Xaysimo

Hargaysa (SDWO.com): Xulka gobolka Saaxil ayaa 4 gool iyo Eber ku garaacday xulka gobolka Xaysimo oo ay maanta wada yeesheen ...
ciyaaro19

Madaxweyne Siilaanyo oo magaalada Hargeysa ka furay wareegii 2aad ee tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayso Marwada koowaad ee qaranka Somaliland, Marwo Aamin-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo ...

OGAYSIIS Muhiim ah: Codkaaga ugu Hiili dalkaaga – Somaliland UK Representative

Asc shacbi weynaha Somaliland ee UK, Bulshada reer Somaliland ee deggen dalkan UK waxa la ogeysiinayaa in ay dardar gelinta Petition-kii aqoonsiga Somaliland ...
2

Khadra Xaaji Gaydh Oo Shahaado Guddoonsiisay Hay’ada HANDICAP

Hargaysa (SDWO.com): Kulan xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra X Gaydh) iyo Ururka ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...