Tuesday, June 2nd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

October 2016

vlcsnap-2016-10-26-18h27m10s990

Badhasaabka Maroodijeex Oo Bulshadda Caasimadda Ugu Baaqay In Ay Nabadgeliyadda Ilaaliyaan Mudadda Ay Ciyaaruhu Socdaan

Hargaysa (SDWO.com): Badhasaabka gobolka Maroodijeex Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Dheeg), ayaa ugu baaqay bulshadda ku dhaqan caasimadda in ay soo dhaweeyaan xulalka ciyaartooyga ...

More From October 2016

download

TELESOM Oo SOLJA Ku Wareejisay Qalab Warbaahineed Oo Loogu Tallo-galay Suxufiyiinta

Hargaysa (SDWO.com): Shirkadda isgaadhsiinta telefoonadda ee TELESOM ayaa maanta ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ku wareejiyay qalab kala duwan oo ...
kamil

Alla ha u naxariistee waxa goordhoweyd magaalada Hargeysa ku geeriyooday taliyahii hore ee ciidanka Madaxtooyada Somaliland

Marxuum Jeneral Faysal Kamil Ciise oo ahaa taliyahii hore ee ilaalida madaxtooyada ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday dhakhtarka oo uu dhawrkii cisho ...
bristkulm2

Daawo: Soo dhoweyntii ugu balaadhnayd ee loo sameeyay Muuse Biixi ee Magaalada London iyo qudbadii uu goobtaas ka jeediyey oo soo jiidatay ka soo qaybgalayaashii xaflada

 
THE MEN WITH MANY WIVES

Germany: Muslim migrant with four wives and 23 children claims $389,000 a year in benefits

Just another “secret” that sparked justifiable outrage after it leaked out. The unacceptable phenomenon of bleeding taxpayers for Islamic practices that ...
ff

Caddaani-baa Dhaami Ayaa Lagu Han Weynaaye Cukusihii La Hiifayaa Kaga Haboonaa!!!!!! FAALLO

Waa Wasaarad Shaqo adag u haysa Qaranka,Waa Wasaaradda Jaangoysa Hannaanka War iyo Wacyigelin ee Qaranku u Baahan Yahay,Waa Wasaarad ay ka ...
vlcsnap-2016-10-25-16h55m02s055

Abaarta Ka Taagan Sool iyo Nolosha Dadka Halis Maraysa

Laascaanood (SDWO.com): Xaalad abaareed oo aad u daran, isla markaana dad iyo duunyaba saamaysay ayaa laga soo sheegayaa degaamo ...
xil-xamud

Xildhibaan C/qaadir Xaamud Oo Ka Dayriyay Abaar Ka Taagan Sanaag Barri

Hargaysa (SDWO.com): Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud, oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa walaac xoogan ...
ciyar

Wasaaradda Oo Ka Hadashay Tartanka Ciyaaraha Goboladda Oo Khamiista Ka Furmaya Hargaysa

Hargaysa (SDWO): Wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland ayaa faahfaahin dheerad ah ka bixisay halka ...
ciroiyosomaliweyn

Madaxweynaha Somalia – Xasan Sheekh oo yidhi Xisbiga Wadani Waa Jidka Keliya ee Lagu Heli Karo Midnimo Soomaaliyeed”+Siyaasiyiinta Qaatay Qandaraaska Somaliland Lagu Geenayo Xamar

(Taxanenews.com) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaraadka ah ee Waddani , Sidoo kalena ah Guddoomiyaha  Golaha Wakiilada Somaliland ayaa shirar qarsoodi iyo xidhiidh0 hoose la ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...