Tuesday, October 17th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

November 2016

cabdi-caydiid

KULMIYE iyo WADDANI Keebaa Gar Leh? By: Cabdiraxman Caydiid

Mahad dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Naxariis Iyo Nabadgelyana Suubanaheena Muxammad. Intaas ka dib waxaan salaamaya Saxaafadda oo iyadu habeen iyo maalin heegan u ah inay ...

More From November 2016

naagggg

Xoghayihii Hore Ee Garabka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha WADDANI Oo Madaxweyne Siilaanyo Ka Difaacday Eedo iyo Dhaliilo Loo jeediyay

Hargeysa (SDWO.om):- Xoghayihii hore ee garabka dhallinyarada iyo ciyaaraha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Rooda Cabdi ...
15267525_1132793323501186_7084526988061142445_n

Gudiga Abaaraha Heer Qaranka Oo Kulan Qiimayn Ah Ku Yeeshay Madaxtooyada

Hargeysa (SDWO.com): Guddida heer qaran ee taakulaynta abaaraha Somaliland oo muddooyinkan ku hawlanaa sidii deeqaha ka kooban raashinka iyo ...
m-laas

Maayarka Laascaanood Oo Lagu Eedeeyay In Uu Lunsaday Raashin Caawimo ah Oo Ay Soo Bixiyeen Maayaradda Hargaysa, Berbera iyo Gabiley

Laascaanood (SDWO.com): Dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaaladda Laascaanood ayaa maanta sameeyay mudaharaad ay ...
jiir

Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Koox Shufto Ah Ay Dhaawacyo Culus U Gaysteen

Hargaysa (SDWO.com): Aqoon yahan Jaamac Cilmi Jiir, oo ka mid dadka rayid ah ee sida aadka ah uga hadla ...
images

Nuxurka War-qad Codsi Ah Oo Xisbiga WADDANI U Diray Wasaarada Cadaalada

Hargaysa (SDWO.com): Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa wasaaradda cadaaladda u gudbiyay waraaq codsi ah oo uu kaga dalbanayo ...
museberbr2

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu hoggaaminayo oo lagu soo Dhaweeyey Sheekh iyo Berbera

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa lagu soo dhaweeyey degmada Sheekh ...
barkhad

Garyaqaan Barkhad Jamax Xirsi – Xoghayha Cadaalada ee Xisbiga Wadani oo warqad cosi ah u qoray wasiirka cadaaladu inuu u ogolaado inuu soo booqdo xaalada maxaabiista ku jirta jeelasha kala duwan ee dalka

hot

Hooyo iyo Ilmo Ay Dhashay Oo Haraad iyo Macaluul Ugu Geeriyooday Meel 8KM U Jirta Burco

Burco (SDWO.com): Laba qof ayaa la sheegay in ay maanta haraad iyo gaajo ugu geeriyoodeen degaanka loo yaqaano Ceesha ...
vlcsnap-2016-11-29-23h41m52s287

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Ganacsatadda Ugu Baaqay In Maalgeliyaan Khayraadka Badaha

Hargaysa (SDWO.com): Wasiirka wasaaradda kalumaysiga iyo khayraadka baddaha Somaliland Cali Jaamac Faarax (Buureed), ayaa maanta ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...