Saturday, November 28th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

December 2016

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Gaadhay Burco Baaq-na U Diray Bulshadda

Burco (SDWO.com): Wefti uu hogaaminayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta gaadhay magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Muuse Biixi, ayaa kulan la ...

More From December 2016

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Furay Shirweynaha 8-aad Ee Dalladda SONYO

Hargaysa (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan c/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta furay shirweynaha 8-aad ee daladda ...

Kulan dhexmaray xubno ka mid ah garabkii Jamal ee ku biiray Kulmiye iyo masuuliyiin ka tirsan Kulmiye oo loogu diyaargaroobayey booqashada Jamal Cali Xuseen ee Gobolada Galbeedka oo ka dhacay hotel Guuleed

Kulan Qado sharaf ah oo uu soo agaasimay xildhibaan Xasan Shahar oo loogu diyaar garoobayo socdaalka dhowaan Jamal Cali Xuseen uu ...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Marxuum Macalin Nuux Axmed Ismaaciil Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

Hargaysa (SDWO.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu ...

Wadahadallo U Furmay KULMIYE iyo Garabka Toosinta WADDANI

Hargaysa (SDWO.com): Wadahadalo ayaa maanta u furmay xisbiga KULMIYE iyo garabka la baxay toosinta xisbiga WADDANI ee uu hogaamiyo ...

Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Hogaamiyeyaasha Xisbiyadda Ugu Baaqay In Ay Joojiyaan Hadaladda Wax U Dhimaya Midnimadda Ummadda

Hargeysa(SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa u diray xisbiyada ...

“Hogaanka WADDANI Wuxuu Ku Kacay Waxyeelo Qaran,Cadayn ayaana laga Rabaa” Muuse Biixi

Hargaysa (SDWO.com): Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku eedeeyay hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI in uu ...

Xarunta dhismaha libraryga qaranka oon booqasho ku tagnay iyadoo buugaag badani maanta soo gaadheen

Gudoomiyaha Libraryga qaranka Axmed Daahir Cilmi ayaa nagu soo dhoweeyay goobtan uu ka socdo dhismaha casriga ah ee maktabadan uu qaranku ...

“5 Milyan Oo Dollar Oo Dayn Ah Ayaa Lanagu Leeyahay” Maareeyaha Wakaaladda Wadooyinka

Hargaysa (SDWO.com): Maareeyaha wakaaladda waqooyinka Somaliland Xasan Cali Cismaan, ayaa ka hadlay lacag dayn ah oo aad u badan oo ...

“Ma jiro heshiis ay ilaa hadda wada gaadheen Somaliland iyo Imaaraadka Carabta”..

Hargaysa (SDWO.com): Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay war uu daabacay wargeyska caalamiga ah ee Shepherd Media oo sheegay in Somaliland ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News