Sunday, April 30th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

March 2017

faysal-cali-waraabe

More From March 2017

mujakarim

Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diray agaasimahii guud ee wasaarada gashaandhiga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo kan shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u ...
mujakarim

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo tacsi u diray geerida ku timid Agaasimahii Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland

Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku ...
star tv

Daawo: Raysawasaaraha maamulka Muqdisho oo wacad ku maray in xukuumadiisu qaadidoonto talaabo kaste oo lagu heli karo midnimo somaliyeed isagoo carabka ku dhuftay wuxuu ugu yeedhay gobolada waqooyi

 
somlanduae

War bixin rasmi ah oo ka soo baxday dawlada imaaraadka carabta: Dawlada imaaraadku waxay heshiis rasmi ah qalinka kula duugtay dawlada somaliland,heshiiskaas oo nuxurkiisu yahay abuurista xarun iyo saldhig ciidan oo uu qaybna ka noqon doono airport ka berberi

Sida ay baahisay xarunta ka faalloota mawjadaha iyo dhacdooyinka muhiimka ah ee ka socda qaaradaha,ee 'Geopolitical futures' Xarunteeduna tahay USA gobolka ...
mxaashi

Daawo: Wasiirka Madaxtooyada oo u quus gooyey dadka ka horyimaada horumarka Somaliland – Cidkasta Oo Ka hortimaada Hurumarka Sharcigaanu La Tiiigsandoonaa, Khaasatan Kuwa Ku Bukooda Maalgash

 
scadwefti3

Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL Dr. Sacad Ali Sire oo ka qeyb galay Shirkii 4aad ee dalalka Islaamka- afrika oo ka qabsoomey Dalka Tanzani

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Khaarajiga Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka qeyb galay shirkii 4 Afraad ee loo qabto dalalka ...
siilnyohargys8

Daawo: Booqashadii Madaxweynaha ee Dhaamka Xumo weyn oo Biyahii u horeeyay Galeen iyo Hadaladii laga jeediyey

 
siilnyohargys48

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isagoo soo kormeeray Dhaamka Xumbo weyne oo gebegebo ku dhaw wakhtigan roobabkiina ay buuxiyeen oo uu guul iyo tijaabo wacana uu joogo biyo xidheenkaasi

Iyadoo madaxweynaha ay dadweynaha caasimadu ku qaabileen soo dhaweeyeen aanay u kala hadhin oo taxnayd dacalada magaalada ilaa madaxtooyada ayuu madaxweynuhu ...
komishan

Gudida dooroshooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay tirada guud ee dalka oo dhan iska diiwaangelisay ee ka qaybqaadandoonta doorashada dabayaaqada sanadkan dhicidoonta

Gudida dooroshooyinka qaranka ayaa manta ku dhawaaqay tirade guud ee dalka isu diiwaangelisay inay ka qaybqaataan doorashada fooda inagu soo hayse ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...