Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

April 2017

musebiixi4

Daawo Muuse Biixi oo kabaha la dulmaray Xirsi iyo Cirro booqashadii kaanbaynka ay is yiraahdeen kadaya ee ay ku booqdeen Yusuf Cabdi Gaboobe oo Dhakhtarka Hargeysa ku jira

Waxa wax lalayaabo noqotay inuu xirsi saxaafad kula hadlo dhakhtarka dhexdiisa oo uu amaano Yusuf Cabdi Gaboobe oo uu isagu dhawr bilood xidhay. Wargeyskiisii Haatufna uu ...

More From April 2017

IMG_D6C26F-074726-4E28FB-A032F0-BB2D65-BA4B8D

Daawo – Shalay iyo maanta midkuu saxanyahay Xuseen Axmed Caydiid wasiirkii hore ee cadaaladu – Halkaas wuxuu kala kulmay Cosobsaan islahayee walee ceebi ma iga raacday

Been ma sheegto taariikhdu ma bukooto taariikhdu manabaqato taariikhdu
18194773_825419577606413_8793899563400219126_n

Xaflad balaadhan oo ay dhamaan iskugu yimaadeen laamaha xisbiga Kulmiye ee UK oo lagu qabtay London

Waxaa xafalad si sare loo aggaasimay xilkana loo kala wareejinayey labada guddoomiye marwo Hodan Abdi Ali iyo mudane Rooble lagu qabtay ...
18157878_1286496634797520_4767479284920907733_n

Madaxweyne Siilaanyo oo shir degdeg ah iskugu yeedhay Saddexda Hay’addood Ee Kala Ah Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka, Xeer Ilaalinta Qaranka Iyo Komishanka Maamul wanaaga

Madaxweynaha Oo Kulan Muhiima Isugu Yeedhay Saddexda Hay’addood Ee Kala Ah Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka, Xeer Ilaalinta Qaranka Iyo Komishanka ...
18157325_1284948854952298_7637454739754324527_n

Madaxweynaha Oo Kormeer Ku Tegay Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Oo Dhakhaatiir Imaaraadka Carabta Ka Socday Ay Ka Wadaan Gargaar Caafimaad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay ...
18199449_1849231315327432_1166316045951146954_n

Gudoomiyahii xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee Xisbiga Wadani oo Xabsiga loo taxaabay

Cabdilaahi daamur ayaa ciidanka boolisku ka qabteen maxkamada gobolka maroodijeex horteeda xili uu ka soo baxay dhegaysiga dacwadii loo haystay laba ...
rashidbullo

Alla ha u naxariistee waxa Hargeysa ku geeriyooday Fanaankii weynaa ee Caanka ahaa Rashiid Bullo

Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyo Marxuum Rashiid Bullo Ibraahim wax uu  ka mid ahaa fanaantii waaweynayd ee gundhiga u ahayd fanka ...
museboram3

Nuxurka Kulan Boorama ku Dhexmaray Guddoomiyaha KULMIYE iyo Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka ...
silnayoffice

Madaxweyne Silaanyo oo saxaafada la hadlay: Waxaan Ku Rajo-Weynahay Inaynu Nahay Dal Iyo Dad Isku Wadi Kara Hawlaha Gurmadka Abaaraha Ee Dadkeena Tabaalaysan Iyo Qaadashada Kaadhka Codbixinta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ka hadlay Arrinta qaadashada kaadhka codbixiyaha iyo xaalada abaarta ayaa yidhi “Milgo iyo ...
sacad

Daawo: Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo ka hadlay shirka la sheegay in Somaliya loogu qabanayo London iyo Digniin Culus oo uu diray inaanay ganacsatadu ka qaybgelin

Wasiirka ayaa yidhi shirkaas somaliyaa loo qabanayaa, Somaliland na somaliya kama mid maaha. shirarkii hore ee dhawrka ahaa ee hore somaliya ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...