Monday, December 11th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

May 2017

cabdi hanni

Fananka Cabdi Hani Xaashi oo ka tirsan kooxda Xidigaha Geeska oo dacwad lagu soo oogey lacag ah $40 kun oo doolar laguna xidhay Hargeysa

Somalia Media Entertainment oo xarunteedu tahay dalka Ingiriiska ayaa dacwada ku soo oogtay fanaanka ka dib markii at heshiis la galeen inay fiiso u soo saaraan uu UK ...

More From May 2017

ucidddd

Xisbiga UCID oo magacaabay gudoomiyayaasha Xisbiga ee Gobolada Maroodijeex iyo Sanaag

 
Kulancafimad4

Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Uu Gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa ka Qabsoomay Madaxtooyada Somaliland Maanta Oo Arbaca ah

Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Ay Isugu Yimaadeen Wasaaradaha Caafimaadka, Madaxtooyada, Maaliyada, Biyaha, Warfaafinta iyo ...
musefball3

Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi oo Kubada La Ciyaaray Dhalinyarada Degmada Maxamud Haybe ee magaalada Hargeysa

 
kulmiye

Daawo Xubno badan oo ka mid ah Xisbiga Kulmiye sida Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka, Wasiirka Qorsheynta, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Mayerka Hargeysa oo booqday Garoonka Maxamud Axmed Cali oo ay ka socdaan Tartanka kubada Cagta ee bisha Ramadaan

Halkan Hoose ka daawo hadaladii ay masuuliyiintaasi ka jeediyeen
mhashi

Wasiirka Madaxtooyada Maxamud Xaashi oo khudbad ka jeediyey kulankii Xisaab Xidhka ee ay soo bandhigeen gudidii abaarahu

 
20170518_152837

Daawo barnaamij uu weriye cabdilaahi maxamed cali ka diyaariyey xuskii 18ka May ee London

 
sacad

TV ga VOA ee afsomaliga oo waraysi gaar ah la yeeshay wasiirka arimaha dibada Somaliland oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka

Waxyaabaha wax laga weydiiyey waxa ka mid ahaa ujeedada Socdaalkiisa oo uu sheegay wasiirku inuu la kulmo madaxda dowlada maraykana iyo ...
kuwait3

Daawo: Wasiirka Duulista iyo Hawada somaliland oo ka digay in maamulka Hawada Somaliya oo dhan gacanta loo geliyo Somaliya

   
wadani

Daawo xafladii xisbiga Wadani ee magaalada Dubai

 

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...