Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

May 2017

Gudomiye Sheekh

Xukuumada Somaliland Oo Agoontii Ilma Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf Sheekh Madar Ku Haysata Gurigoodii Shacabka+Sheekhul Baladkii Caasimada Hargeysa Oo Mudo Lix Cisho ah Sharci Daro Ku Xidhan

Xukuumada Somaliland oo maalmihii ugu danbeeyey bilowday inay Guriyihiiku qabsato agoontii ay ka tageen haldoorkii iyo masuuliyiintii bud-dhiga ka ahaa Qaranka Somaliland ayaa waxa sidoo kale ...

More From May 2017

nnnnnews

Daawo Masuuliyiinta Xisbiyada Wadani Iyo Ucid oo ka hadlay maxaabiis shuban biyood ugu dhex geeriyooday xabsiga Burco

 
nnnnnews

Daawo: Nin uu dhalay Gudoomiyaha ugu horeeyay ee SNM oo sheegay in ciidanka RRU da ay xalay u soo daateen Beertoodiina xoog kagala wareegeen

Samatar Axmed Jimcaale ayaa si qiiro leh shir jaraaid uga hadlay
Cabdifataax

Daawo: Safiirka Somaliland ee Djibouti oo booqday xadka Somaliland ee loowyacado

Safiir Cabdifatax Siciid Axmed Guuleed ayey booqashadiisani ahayd u guurgelida habka shaqada iyo maamulka ee xafiiska laanta socdaalka ee xadka labada ...
18671188_421395408224184_7188993697399501546_n

Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee KULMIYE Oo Deeg Agab-ciyaareed ah Ku Gaadhsiiyey Magaalooyinka Berbera, Burco, Caynaba, Oodweyne Iyo Deegaamo Kale

Hoggaanka garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga KULMIYE, ayaa Agab-ciyaareed uu xisbigu ugu talo-galay da’yarta ku hawllan mihnadda kubadda cagta, gaar ...
18622677_1310365262410657_4770007286200019666_n

Masaajidka Madaxtootada oo dibu dhis iyo qurxin lagu sameeyay iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay Salaadii Taraawiixda ku tugaday

 
ramadan

New Flim -Bil Cibaado weeyee Camalkaaga Hagaaji

Waa Film yar oo wacyigelin ah oo ku socota dadka aan soomin.
4000

Somaliland’s hunger crisis: ‘The world doesn’t respond until children are dying’

The Guardian - London:    Somaliland’s foreign minister has said that the international community’s refusal to recognise the republic 26 years ...
waddani

Daawo: Bulsho TV oo si toos ah u cadaysay inuu si buuxda u taageersanayahay Xisibiga Wadano ka dib markii warbixin olole ah uu ka dhigay Warar

 
kulmiyebrigahrg2

Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa kulan ballaadhan la qaatay dhallinyarada deegaannada bariga caasimadda Hargeysa

Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa kulan ballaadhan la qaatay dhallinyarada deegaannada bariga caasimadda Hargeysa. Kulankan oo ahaa casuumad casho uu bixiyey ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...