Saturday, November 28th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

June 2017

Dekeda Berbera oo todobaad gudahii uu mar labaad dab weyni ka kacay iyo walaaca laga muujiyey inay tahay curyaamin lagu samaynayo dekeda

Dekeda Berbera oo maamulkeeda ay la wareegtay 1dii March ee sanadkan  shirkada DP World ayaa waxa uu dab ka kacay manta qaybta konteenarada ee loo yaqaano ...

More From June 2017

Daawo: Khilaafkii Golaha Deegaanka ee Saylac oo markale cirka isku shareeray iyo Mayerka Cusub ee Saylac oo khilaafka jira ku eedeyay Madaxweyne ku xigeenka

 

Sawiro: SDWO Relief Project ayaa qaar ka mid ah agoomaha xaafada Daami gaadhiiseyey Dharkii Ciida iyo Raashinkii Fidrida

Hayada taakulaynta dadka danyarta ahee SDWO Relief Projects ayaa lacag soo gaadhay oo dhamayd $838 doolar uGu soo iibisay dharkii ciida ...

Daawo: Safiirka Djibouti u fadhiya Somaliland oo Xadhiga ka jaray xafiiska Jaaliyada Djibouti ee Magaalada Hargeysa

 

Daawo: Saladii Ciida ee Dalka Djibouti oo uu shacabka kala qaybqaatay madaxeyne Cumar Geelle, waxa isaguna ka qaybqaatay Safiirka Somaliland u fadhiya Jamhuuriyada Djibouti Ambassador Cabdifatax

 

Madaxweynaha Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidriga Ku Tukaday Abu-dubai Kulanna La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Imaaraadka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ku sugan imaaraadka Carabta ayaa salaadii ciidal fidriga ka dib Jaaliyadda reer Somaliland ...

Daawo waraysi lala yeeshay afhayeenka madaxtooyada somaliland oo sheegay in madaxweyne siilaanyo jaaliyada somaliland ee Dubai uu salaada ciida la tukandoono

Maaha markii u horeysay ee madaxweyne siilaanyo la tukado jaaliyadaha dibada isagoo hore ula tukaday jaaliyada London.

Daawo wasaarada arimaha gudaha oo ka hadashay warar been abuur ah oo lagu sheegay jabhad laga saneeyay bariga sanaag iyo koox yar oo buuhoodle ka sheegtay inay ka soo horjeedaan heshiiskii uu la saxeexayday prof. Galaydh somaliland

 

Daawo magaalada hargeysa iyo u diyaar garowga maalinta ciida iyo sicir bararka oo aad loo dareemay

Daawo: Taalooyin loo sameeyay oo lagu xusayo Qaar ka mid ah mujaahidiintii SNM

 

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News