Thursday, August 13th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2017

calixamud1.png

Daawo wasiirkiii xidhiidhka golayaasha cali xaamud oo sheegay in xilkaqaadistiisa ay ka danbeeyeen xubno kale oo aanu madaxweynahu isaga xilka ka qaadin

Wasiirkii hore cali xaamud oo la hadlayey telefishanka horn cable ayaa sheegay inuu arintan uu si faahfaahsan uga hadlidoono xaflada xilka uu ku wareejinayo maalinta axada ...

More From July 2017

111111

Madxweyne Siilaanyo Oo Furay  Qorshaha  Labaad Ee Horumarinta Qaranka 2017 ilaa 2021-ka iyo  Meelaha Wax Lagaga Qabanayo  

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta furay  barnaamijka labaad ee qorshaha horumarinta qaranka (National Development Plan) ee sanadaha 2017 ilaa ...
download (1)

Wasiirka Diinta  Somaliland  Oo Si Habacsan Uga Hadlay  Gabadh Kiristaan Ah Oo  Ku Faantay In Ay Kaniisad Ka Furteen Hargaysa

Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta jamhuuriyadda Somaliland  Khaliil C/laahi Axmed, ayaa markii u horaysay ka hadlay Kaniisad  la sheegay in dhawaan ...
sylici

Madaxwayne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Dhanka Bani’aadan nimada ee Dalalka Somaliland iyo Somaliya

Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa qaabilay wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo ku-xigeenka ergayga qaramada midoobe u ...
ciidan12

Daawo: Ciidamadii qaranka iyo Maleeshiyadii Khaatumo ee deeganka Bali-Cad ee gobolka Buuhoodle oo la mideeyay

 
faysal-cali-waraabe

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo dalka ku soo laabtay arimo badana ka hadlay

 
nnnnnews

Madaxweyne Siilaanyo Oo  Magacaabay Wasiiru-dawle Cusub Mid Hore-na Bedelay

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa caawa soo saaray digreeto uu ku magacaabay wasiiru-dawle  cusub iyo wasiiru-dawle hore oo uu ...
rashid

Djibouti iyo britain midna sidii ay somaliland ugu listay ugumay hanbayn, geediguse wuu socon – Qalinkii: Rasheed A Meigag Samater

Maalmo yar horteed bay ahayd markii Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Mudane Sacad Cali Shire uu si badheedh ah uu cod sare ...
nnnnnews

Muqdisho: Askar  iyo  Saraakiil   Ku Dhintay Iska Hor Imaadyo Maanta Dhexmaray Ciidamo Ka Wada Tirsan Kuwa Dawladda

Ugu yaraan shan askari oo  ay ku jiraan saraakiil  ayaa maanta ku dhintay dhawr iska hor imaad  oo kala duwan oo ...
somalia9

Somalia: Raysal Wasaare Khayre  Oo Ka Qayb Galay  Kulan Dhexmaray Shaqaalaha Rayidka ah  iyo  Madaxda Dawladda Soomaaliya

Raysal Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray kulanka madaxda ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...