Friday, February 28th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2017

dekeda-berbera

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In La Dhameeyay Cabashadii Shaqaalaha Muruqmaalka Dekadda Berbera iyo Ganacsatadda

Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay  cabashooyin soo noq-noqday oo mudooyinkan danbe ka soo  yeedhayay shaqaalaha muruq maalka iyo ganacsatadda dekadda Berbera  ee  uu ...

More From July 2017

kulmiye

Daawo Hogaanka Dhaqanka Awdal oo Taageeray Xisbiga Kulmiye Fariin Adagna u Direy Xisbiga Wadani

       
wadani

Daawo: Xisbiga Wadani oo biiniyey inay ka danbeeyeen mudharaad koox yari ka samaysay Gebiley iyo burburinta xafiika Kulmiye ee New Hargeisa

 
ucidddd

Daawo: Xisbiga UCID oo cambaareeyay xukumada somaliland oo Xabsiga u taxaabtay masuuliyiin ka mida Ucid iyo weriye

mayargebiley

Daawo Maayarka Gebiley oo dhaliilo adag ku hurgufay xisbiyada mucaaridka ah ee Wadni iyo Ucid

 
calixamud1.png

Wargeyska Geeska Afirka ee Hargeysa ka soo baxa oo wax ka qoray xil ka qaadistii kediska ahayd ee wasiirkii xidhiidhka golayaasha

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay galab xilkii ka qaaday wasiirkii xidhiidhka goleyaasha iyo tiknolaajiyada Md. Cali Xaamud Jibriil. Warsaxaafadeed madaxtooyadu ...
adna

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu digreeto Madaxweyne uu maanta ku magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Soomaaliya

WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4921/072017 uu maanta ku magacaabay Ergeyga Gaarka ...
calixamud

Warsaxaafadeed Wasiirkii hore ee xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud Jibriil oo xilkii laga qaaday, Masuul cusubna loo magacaabay

WAR-SAXAAFADEED:24/07/2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-4923/072017 uu xilkii uu qaranka u hayey ...
tahriib3

Khatarta Tahriibta iyo Dhoohanaanta Dhalinyarada, Daawo Sawiro laga qaaday meydadka dad ku halaagmay Saxharaha u dhexeeya Sudan iyo Libiya

Taahriibtu waa aafo qaran oo inta badan samaysay dalal badan oo ka mid ah afirka siiba dalalka, Somaliland, Somaliya, Ethiopia, Eritrea ...
bristlkulmiy3

Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee KULMIYE oo lagu soo Dhaweeyey Magaalada Bristol

Wefti xisbiga KULMIYE katirsan oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, isla markaana ay xubno ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...