Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

August 2017

unnamed (4)

Soomaaliya: Raysal wasaare Khayre Oo Soo Xidhay Shir-weynaha Xal U-Helidda Qaxoontiga

Muqdisho  (SDWO): Raysal wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xidhay shir weyne lagaga hadlayay Xal-u-helidda arrimaha qaxoontiga Soomaaliyeed ee dalka ...

More From August 2017

booso

Wasaaradda Boosaha Oo Digniin U Dirtay Shirkaddo Diiday In Ay Bixiyaan Shacuuraha Ku Waajibay

Hargasya (SDWO): Wasaaradda Boosaha iyo is-gaadhsiinta jamhuuriyadda Somaliland ayaa digniin u dirtay qaar ka mid ah shirkadaha qaadda xamuulka iyo alaabooyinka ...
download

Axmed Muumin Seed Oo Dhaliilo U Jeediyay Waddani

Hargaysa (SDWO): Siyaasiga Axmed Muumin Seed, ayaa dhaliilo culus u jeediyay xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, isagoo bulshadana kula taliyay in ...
nnnnnews

Daawo Wasiirkoo madaarka Hargeysa ku soo dhoweyay Ganacsade maalgashi dalk ka hirgeliyey

Munaasabad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay ganacsadahan Chinese ka ah oo dalka ka hirgeliyay shirkada laydhka solar ka.   ...
tel

Daawo: Shirkada Telesom oo buugaag ay ugu deeqay ku wareejisay Somaliland National Library

 
21216283_1638173239546606_1712518424_o

Hargaysa: Ciidanka Dab-demiska Oo Bad-baadiyay Gabadh Suulli Ku Dhacday

Hargeysa (SDWO): Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargaysa ayaa  maanta   gelinkii danbe waxay soo bad-baadiyeen Gabadh Suuli ku dhacday xaafadda jameeco weyn ee ...
qqqqqqqqq

FOA iyo Care International Oo Qaadhaan Lacageed Ku Wareejiyay Gudiga Abaaraha Somaliland

Hargaysa (SDWO): Hay’adaha caalamiga ah ee Care International iyo FOA ayaa maanta ku wareejiyay gudiga ka soo kabashadda abaaraha qaranka Somaliland ...
images

Dhaq-dhaqaaqa Dhoofka Xoolaha Oo Si Weyn Looga Dareemayo Berbera

Berbera (SDWO): Dekadda magaaladda Berbera ayaa maalmahan danbe la ciir-ciiraysa saxmad weyn oo ka dhalatay dhoofka xoolaha ee xiliga Xajka oo ...
faysal-cali-waraabe

Daawo: Faysal Cali Waraabi oo ka hadlay hadalkii wadajirka ay u soo wadasaareen Somaliland iyo Khaatumo.

Waxakale oo uu ka hadlay doorashadii doorashadii gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka Baarlamabka oo ay u kala tartameen  beelaha dhulbahante iyo ...
xoolo

Somaliland: 3 Milyan Oo Neef Ayaa La Talaalayaa

Hargaysa (SDWO): Wasaaradda  xanaanadda xoolaha jamhuuriyadda Somaliland ayaa  maanta kooxo dhakhaatiir ah u kala dirtay goboladda iyo degmooyinka dalka, kuwaasi    oo  ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...