Wednesday, December 13th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2017

ceeb

Musharaxa Madaxweyne Xigeenka Waddani Oo Si Badheedh ah U Fadeexadeeyay Magaaladda Wajaale

Tog-wajaale (SDWO): Musharaxa jagadda madxweyne ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Ambassador Maxamed Cali, ayaa  sifo  gef iyo meel ka dhac ku ah ka bixiyay magaaladda ...

More From September 2017

mbc

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Magacaabay Guddiga Ololaha Heer Qaran Ee Gobolladda Awdal Maroodi-jeex Saaxil iyo Togdheer

Hargeysa(SDWO): Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga KULMIIYE Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu si rasmi ah u magacaabay guddiyada ...
silanyo

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wareegto Ka Soo Saaray Adeegsiga Hantidda Qaranka Ee Xiliga Ololaha Doorashadda

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa wareegto madaxweyne ku dhaqan geliyay saddex qodob oo la xidhiidha xiliga ololaha doorashadda ...
unnamed (3)

Saldhiga Milateriga Turkiga Ee Muqdisho Oo Xadhiga Laga Jaray

Muqdisho  (SDWO): Raysal  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ...
kkkkkkkkkkkk

Komishanka Doorashooyinka Oo Shahaadadda Aqoonsiga Gudoonsiiyay Lixda Tartame Ee Saddexda Xisbi

Hargaysa (SDWO): Gudiga doorashooyinka qaranka jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta  shahaadooyinka sharciyan lagu aqoonsado tartameyaasha kurisga madaxtooyadda gudoonsiiyay lixda musharax ee saddexda ...
dheeg

Daawo. Fadeexada Xildhibaan Dheeg shalay iyo maanta midkeebuu saxanyahay oo larumeysan karaa.

Nin weyn oo qolofi ka dhacday waa geed qolofi ka dhacday.  Daawo muuqaalkan hoose.
Doon nabad.22222222222222jpg

Maayarka Hargaysa Masuul Ku Astaysan Waxqabad iyo Horumar W/Q : C/laahi Cabdi Yuusuf (Nabad-doon)

Gudoomiyaha golaha degaanka ahna maayarka caasimadda Somaliland C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), waa  maayarkii ugu da’da yaraa ee soo mara xilka maayarnimadda ...
dirir

“Wakhtiga adag iyo xilliyada fitnada waxaynu kaga bixi karnaa, inaan dadku Diinta Islaamka saluugin, balse ay xejistaa”… sheekh Dirir

Hargeysa- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday Dadku inay diinta Ilaahay ku kalsoonaadaan, oo aanay ka leexin  duufaanada ...
unnamed (16)

Murashaxa WADDANI Oo Ka Qeyb-galay Aaska Marxuum Cabdiraxmaan Talyaanle

Hargeysa(SDWO):Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta ka qeyb-galay aas qaran oo magaalada Hargeysa looggu ...
22

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb Galay Marxuum C/raxmaan Talyanle Oo Galabta Lagu Aasay Hargaysa

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxmaed Silaanyo oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...
cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...