Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2017

amina-waris-2-310x159

Marwadda Koowaad Oo Iftiimisay Ahmiyadda Doorashadda Madaxtooyadu Ugu Fadhido Somaliland

Hargeysa(SDWO): Marwada Kowaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde, ayaa daboolka ka qaaday  in madaxweyne Axmed Siilaanyo ay ka go’an tahay in doorashada ...

More From September 2017

B K

Dhalinyaradda Kulmiye Ee Togdheer Oo Daah-furay Urur Ay Ku Midoobeen Oo La Magac Baxay Cod iyo Cudud

Burco (SDWO):Munaasibad balaadhan oo ay habeenimadii xalay ahayd ka qabsoontay hotel nasteexo ee magalada burco ayaa dhalinyaro ka tirsan xisbil xaakimka ...
unnamed (3)

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Bulshadda Ugu Qaaqay in Laga Shaqeeyo Midnimadda iyo Wadajirka

Muqdisho  (SDWO): Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay, ka ...
KS1

Qurba Joogta Beelaha Subeer Awal Oo Kulan Ay Ku Taageerayeen Musharaxa Kulmiye Ku Yeeshey Stockholm

Stockholm (SDWO): Kulan ay magaaladda Stockholm ee caasimadda wadanka Sweden ku yeesheen jaaliyadda beel weynta Subulaha, Saaxil iyo Togdheer ee Subeer ...
seed

“NInka Aniga Iyo Nin Kale Noo Cadaalad Samayn Waayay Ma Qaran Buu….”Axmed Muumin Seed

Hargaysa (SDWO): Siyaasiga Axmed Muumin Seed, ayaa ku tilmaamay musharaxa madaxweynaha Waddani C/raxmaan Cirro shaqsi aad uga fog cadaaladda, isla markaana ...
kulmiyehargmns4

Xisbiga KULMIYE oo Madal Ilyartu Is-qabatay Ugu Fooladeeyey Siyaasiyiin iyo Haldoor culus oo Kasoo Digo-rogtay WADDANI

Xisbiga midnimada iyo horumarinta Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal si weyn loo agaasimay kusoo dhaweeyey xildhibaanno iyo siyaasiyiin miisaan leh oo ...
borama

Saddex Qof Oo Ku Dhaawacmay Rebshaddo Maanta Ka Dhacay Boorama

Boorama (SDWO): Saddex qof ayaa ku dhaawacmay mudaharaad rebshadato watay oo  maanta ka dhacay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Kadib ...
mursal

Guddoomiye Xigeenka Wajaale Oo Kulmiye Ka Difaacay Eedo Uga Yimid Waddani

Tog-Wajaale (SDWO): Guddoomiye ku-xigeenka degmadda Tog-wajaale Mursal Nuux Cismaan, ayaa jawaab ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan xisbiga ...
silnyogolis14

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta ka qaybgalay Xafladda Qalin-jebinta Jaamacada Golis isla markaasna qudbad dheer ka jeediyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa maanta ka qayb galay xaflada qalinjebinta dufcadii 16aad ee Jaamacadda golis ee ...
Sawirka-Baska.png1_-310x207

Baskii Saddexaad Oo ku Gubtay Hargeysa iyo Cabsida Iskaashatadooda

Hargeysa (SDWO):Baskii saddexaad ayaa shalay ku gubtay caasimada Hargeysa,  waxaanu noqonayaa kii saddexaad ee lagu gubo istaanka basaska ee Jigjiga yar ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...